Childhood Development Mental Disorders.
By Dr. Yacquub Aw Adan MD, PhD
Hanuun University
Understanding Society and Inspiring Positive Change
17/05/2026
Maamulka shaqaalaha ardayda iyo guud ahaan bahda Jaamacadda Hanuun waxay si kal iyo laab ah hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda qiimaha leh ee xuska 35–guurada 18-ka May awgeed.
17/05/2026
Joint here: https://chat.whatsapp.com/IpzVFgBbfvF8jwaRpgRCvc
Mental Health Awareness Week 2026
Mental health awareness begins with understanding, compassion, and open conversation. 🧠💚
Join us this week as we continue our Mental Health Awareness Week public lecture series with an engaging discussion focused on children’s emotional and psychological well-being, early support, and building healthier communities together.
Your participation matters because awareness can reduce stigma, encourage support, and promote better mental health for everyone.
We look forward to seeing you online.
13/05/2026

Waxa tababar soconayay laba maalmood aan siin WAAPO Organization. Tababarku waxa uu ku saabsanaa “Work Life Balance and Stress Management “.
26/04/2026
Toddobaadka Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda waa waqti loo qoondeeyay kor u qaadidda fahamka caafimaadka maskaxda, yareynta ceebeynta (stigma), iyo dhiirrigelinta dadka inay raadsadaan taageero iyo daryeel.
Sannadkan, waa sanadkii labaad ee Hanuun University ay si rasmi ah u qabanayso toddobaadkan.
Theme: Family
Slogan: Qoys waa Qaran Yar!
07/04/2026
Register here: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeB79szwjh4hkKLpQsz50pKsvyREHnp4ZSODstulSXj2zCpBA/viewform
Postgraduate Diploma In General Psychology, qofka dhamaysta waxa u furnaanaysa in uu qaato master takhasus psychology ah.
Waxa kale oo uu baranayaa cilmigii uu ku fahmi lahaa naftiisa iyo dadka uu xidhiidhka qofku la leeyahay.
Waa program psychology-ga si dhamaystiran kuu fahansiinayaa.
Macalimiinta dhigaysa waa wada PhD.
Definition of Psychology
Psychology-gu muxuu qabtaa?
Psychology-yaw maxaad tahay?
16/02/2026
Waxa maanta kormeer shaqo noogu yimid Gudiga Tacliinta Sare ee Somaliland oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku Xigeenka Mudane Sulayman Adan Mohamed. Waxa kormeerka ku wahelinayay masuuliyiin ay kamid ahaayeen commissionairs. Ujeedku kormeerku waxa uu ahaa u kuur galista habsami u socodka shaqada Jaamacadda. Waan ku bogaadinaynaa shaqada wax ku oolka ah ee ay Gudiga Tacliinta Sare ay wadaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Address
Hargeisa