Eng Khadar c dhagjar

Eng Khadar c dhagjar

Share

Farshaxan workshop rugta farsamada gacanta samaynta albaabo

13/01/2026

farshaxan work shop

13/01/2026
22/12/2025

qof walba wuxuu leyahay awood karti gaara oo aan la barbardhigi Karin tan dadka kale sida sakiintu u goyso timo faashkuna u gooyo geed,
nolosha ayaa qof walba siisa meel uu Ku haboon yahay Iyo shaqo uu Ku muujin Karo qiimihiisa waa muhiim inaan fahano in kala duwanaanta Iyo xirfadaha ay tahay waxa nolosha Ka dhigaya mid dhamaystiran.

marka aan qiimayno dadka, waa in aan xasuusanaa in aan qofna Ku cabiri Karin awoodda qof kale. qofka manta kuu muuqda mid yar, berri wuxuu noqon karaa mid wayn oo waxbadan badala. ha yaraysan qof kale, sababtoo ah qof kastaa wuxuu leeyahay ujeeddo Iyo qiimo uu Ku gaar yahay, inla ixtiraamo dadka kale waa billawga fahanka dhabta ah EE nolosha

09/10/2025

Farshaxan production

Photos from Eng Khadar c dhagjar's post 09/10/2025
09/10/2025

#

09/10/2025

Farshaxan

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Jigjiga Yar New Generation University
Hargeisa
ENGKHADARCDHAGJAR