29/03/2025
Ciid Mubaarak Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qatar!π§π
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool Qatar iyo daafaha dunida munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed. Ilaahay ha inoo wada aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inoo badiyo kheyrka, nabadda, iyo barakada.
Ciid Wanaagsan! Ku Ciida Farxad iyo Nabad! πβ¨