Mudane waalid:
School-ka Sidam secondary School Wuxuu ogaysiinayaa dhamaan bulshada degan magaalada Hargeisa in ay socoto diiwaan-galinta ardeyda. Dugsigu wuxuu qàadanayaa arday kooban fasalka kasta waxa loogu Talo galay 20 arday.
Mahadsanidiin.
SIDAM Secondry School
Dugsi sare...manhajka Somaliland
14/08/2023
Waxa dib u habayn laguugu sameeyay sidam secondary sanadka 2023. La xidhiidh qaybta maamulka 0634347742.
Dugsiga sare ee sidam secondary wuxuu ogaysiinayaa dhamaan ardayda in loo diyaariyay waxbarasho Tayo leh oo la raacayo manhajka waxbarashada Somaliland.Ha moogaan in aad wax ka barato sidam schools.
Sidam secondary muxuu kaga duwan yahay dugsiyda kale:
1. Tirada ardayda fasalku waa 30 arday.
2. Fee-ga ugu jaban dugsiga sare
3. Macalimiin heer jaamcadeed ah.
Faahfaahinta kala xidhiidh : 0634347742.
SIDAM Secondry School Dugsi sare...manhajka Somaliland
30/06/2023
Sidam secondary waxay ogaysiinaysaa ardayda dhigata ama bilaabaysa dugsiga sare in la bilaabayo afarta science sida physics,math, biology and chemistry.
Saacadaha la dhiganaayo waa 4 ilaa 6 galinka dambe.
30/01/2023
Waxa dib loo furay sidam secondary term labaad ee sanad dugaiyeedka 2022.....2023.
10/01/2023
Waxa dib u habayn laguugu sameeyay sidam secondary sanadka cusub 2023... La xidhiidh qaybta maamulka 0634347742.
Dugsiga sare ee Sidam secondary school wuxuu qaadanaya laba fasal oo form one iyo two ...fasal kastaa waa 30 arday kaliya....tayo iyo tiro kooban ha moogaan...
06/01/2023
Sidam waxa ka aflaxay ama qalin jabiyay in ka badan 10,000 arday oo baryay aqoon iyo xirfado kala duwan.
04/01/2023
Dugsiga sare ee Sidam secondary school wuxuu qaadanaya laba fasal oo form one iyo two ...fasal kastaa waa 30 arday kaliya....tayo iyo tiro kooban ha moogaan...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa