Alif Primary and Kg Schools

Alif Primary and Kg Schools waa page ka rasmiga ah ee dugsiga ALIF PRIMARY AND KG SCHOOLS

30/07/2025

SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026 FASALLO CUSUB ๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ‘๐ŸŽ“

wargalin muhiim ah ........Saako dugsigu waa fasaxa roobabka jira awgeed 1/9/2024 Axad
01/09/2024

wargalin muhiim ah ........

Saako dugsigu waa fasaxa roobabka jira awgeed 1/9/2024
Axad

Waxaa aanu maamul ahaan iyo dhamaan shaqalaha kale ee dugsiga Alif Primary and Kg Schools u diraynaa hanblyo iyo ducoba ...
29/08/2024

Waxaa aanu maamul ahaan iyo dhamaan shaqalaha kale ee dugsiga Alif Primary and Kg Schools u diraynaa hanblyo iyo ducoba labada macalimadood ee kala ah hoodo yuusuf jamac iyo asma mohamed saalax oo maanto ka qalin jabiyay jamacadda hargaysa
Waxaanu ilahay uga baryaynaa in cilmiga ay barteen ku anfaco kana dhigo kuwii dalka iyo dadkaba ugu adeega aqoontaas ay barteen
AAAMIIN AAAAAMIIN AAAAM8N
Congratulations. Congratulations. Congratulations

AUGUST 17, 2017 is the day I decided to change my lifeAt the same time, I made a decision that was difficult at the time...
08/08/2024

AUGUST 17, 2017 is the day I decided to change my life
At the same time, I made a decision that was difficult at the time, but I am thankful for it later
Ahmed Mohamed Jama

ุทุงุจ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุงุฑูƒ ููŠ ุฌู…ุนุชูƒู… ูŠุง ุฃุญุจุงุจ ูˆุงู„ุฃุฎูŠุงุฑWaa jimcihii ugu danbeyay ee shaqada fasax laga ahaaado waanu is fahamaynaa in...
01/08/2024

ุทุงุจ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุงุฑูƒ ููŠ ุฌู…ุนุชูƒู… ูŠุง ุฃุญุจุงุจ ูˆุงู„ุฃุฎูŠุงุฑ
Waa jimcihii ugu danbeyay ee shaqada fasax laga ahaaado waanu is fahamaynaa intaanu shaqo wadaagta nahaye

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8ad ee dugsiyada dhexe sanad dugsiyeedka 2023_2024 Alaaah ha u fududeeyo d...
18/06/2024

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8ad ee dugsiyada dhexe sanad dugsiyeedka 2023_2024
Alaaah ha u fududeeyo dhaamaan ardayda aanakna u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga ah

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Waxa uu maamulka macaliminta , iuo dhammaan shaqaalaha waynaya dugsiga ALIF tacsi u dirayaan   ...
08/06/2024

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Waxa uu maamulka macaliminta , iuo dhammaan shaqaalaha waynaya dugsiga ALIF tacsi u dirayaan alaah ha u naxariistee geerida naxdinta leh ee ku timid waalid aadam daauud oo ka mid ahaa waalidiinta dhashay ardayda iyo macalimiintaba
Waxana tacsida la wadaagaynaa wllo cabdixamiid aadam daauud oo ka mida ah macalliminta dugsiga waxaan ilaahay uga baryaynaa marxuumka in sakataadkii dhaafye suaasha alaaah u fududeeyo
Dhamaaan eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan ardaydiisiina samir iyo iimaan ka siiyo

ุชู‡ู†ูŠุงุชู†ุง ููŠ ูŠูˆู… ุนูŠูŠูŠูŠูŠุฏ ุงู„ููƒุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญู‡ ูˆุนุงููŠู‡ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†
21/04/2023

ุชู‡ู†ูŠุงุชู†ุง ููŠ ูŠูˆู… ุนูŠูŠูŠูŠูŠุฏ ุงู„ููƒุฑ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญู‡ ูˆุนุงููŠู‡ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†

Waxaa uu maamulka dugsiga alif kuvwargelinayaa dhammaan macaliminta,waalidiinta,ardyda gaadiidlayda iyo shaqaale hoosaad...
27/02/2022

Waxaa uu maamulka dugsiga alif kuvwargelinayaa dhammaan macaliminta,waalidiinta,ardyda gaadiidlayda iyo shaqaale hoosaadka kale ee dugsigaba inuu dugsiga fasax yahay maalinta barri ah ee taarikhdu tahay 28/2/2022 oo ku beegan 27 rabiicul awal oo ah maalintii la fheelmiyay NABIGEEN MUXAMED NNK iyada oo dugsiga dib loogu soo noqon doono maalinta salasad 1/3/2022

Address

Shiraaqle Road
Hargeisa

Telephone

+252634114466

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alif Primary and Kg Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category