Haldoor Community Development Org.

Haldoor Community Development Org.

Share

we care our supporters Hal-Door org is a non-governmental, non-profit making, voluntary org. It brings together different member countries.

It was founded in Hargeisa /Somali-land, in 12/Jan/2012

Core Values
The following values underpin the existence of Hal-Door org
• Integrity for all
• Transparency and Accountability
• Honesty
• Commitment to the needs of our community
• Participation for all
• Impartiality
• Respect for all
• Inclusivity
• Sustainability

28/02/2024
28/02/2024
10/07/2023
16/04/2022

Ramadan Mubaarik

Waxa aanu Maanta u qaybinay Raashin Dad Danyar ah & Qoyays Ka Mida Dadkii Wax Ku Waayay Suuqa Waa-Helen.

29/06/2020

.................Somaliland....



Ka Qayb Qaado Caawimada WADDADA Hargeisa/Sallaxlay/ Ina Guuxaa Waa Sadaqul Jaariya Fadlan Ka qayb qaado.

قال رسول صلى الله عليه وسلم : ما نقصت صدقة من مال رواه مسلم

Hadaba adna Akhristoow khayar hel waa sadaqad jaariye ku darso awoodaada oo wixii aad bixin karto bixi 5 doolar ha noqdee, Ilaahayna ajar aan dhamaan ayaad ka heli
Halka ku soo dir. soo sheeg magacaaga Si aanu u hubino inay na Soo gaadhay Jazakalah khayr.

Waan u Mahad Celinay naa intiina Soo dirtay.

(00252636498499 )
ZAADKA .Hal-door ORGANIZATION
Ama
*Account Dahabshil HRG4⃣9⃣1⃣4⃣3⃣*

19/12/2018

Uk Hal-door and Abdikariin Ahmed Mooge

Photos from Haldoor Community Development Org.'s post 24/09/2018

Hayad Dalka Jarmalka Ka Socota oo booqasho Ku Timid Soomali ayaa Manta Soo Kormeertay Dugisa Farsamada Gacanta Hal-door.
Hayadan oo balan Qaday Qalabka Schoolka Gali doona.
Gudoomiyaha Xusbiga Ucid ayaa Mudo Ku hawlana Hayadan & Siduu Ururka Hal-door iskugu Xidhi Lahaa, Ka Gudi ahaan Waanu uga Mahad Celinaynaa Hawsha Samfalka ah Ee uu Muda Dheer Ku hawlanaa.

Gudida Hal-door aad bay u Da,daaleen Jasa akuma Allah Khayran.

01/03/2018
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mainroad, Hassan Rakoub
Hargeisa