ASSAF

ASSAF Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ASSAF, Personal coach, Road No 1, Hargeisa.

21/06/2023

Dhulkeena Hooyo

20/06/2023

Muddo badan ayaan waday......

Xaaskeyga ayaa heshay taleefankeyga, waxa ayna tirtirtay (Delete gareysay) lambarka gabadha uu xiriirka shukaansi igala ...
29/05/2023

Xaaskeyga ayaa heshay taleefankeyga, waxa ayna tirtirtay (Delete gareysay) lambarka gabadha uu xiriirka shukaansi igala dhaxeeyo ee lagu magacaabo Naomi, kadibna lambarkeeda ayeey iigu qortay (save gareysay ) magaca saaxiibteey ee Naomi.

Ma ogeyn in uu qof u sheegay xaaskeyga arrimaha shukaansi ee naga dhaxeeya aniga iyo Naomi.

Intaas kadib waxaan helay farriin qoraal iiga timid Naomi oo ay igu weydisaneyso/ dalbaneyso lacag dhan 2,000 naira (Nera waa lacagta dalka Nigeria 🇳🇬) kadib aniga oo aad u deg-degaya ayaan xaaskeyga u tagay beenna u sheegaya ayaan ku iri waxaan u baahanahay lacag 2,000 naira ah weliba si deg-deg ah ayaan ugu baahanahay.

Walaalkeey oo aad u xanuunsan in uu lacagtaas si dhaqsa ah ugu baahan-yahay ayaana u sheegay xaaskeyga.

Markiiba wey i siisay lacagti aan xaaskeyga ka codsaday waxaana ula cararay inaan ku diro akoon lambarki (account number) ay farriin qoraalka iigu soo dirty saaxiibtey Naomi.

Maalin shaqo oo dheer kadib gurigeygi ayaan kusoo noqday, aniga oo jawi nasasho ku jira ayaan is iri tolow gacalisadaadi Naomi ma heshay lacagti aad u maanta u dirtay.

Farriin qoraal ayaan markiiba u diray aniga oo weydinaya in ay lacagtii heshay iyo in kale, waxayse jawaabteedu aheyd fadlan isoo wac!

Maba sii fadhine intaan ordday ayaan bannaka guriga gadaashiisa ah tagay si aan gacalisadeyda u waco.

Shib iska dheh!

Waad qiyaasi kartaa wajigeyga argaggaxa leh marki aan taleefanka ka dhex maqlay codka xaaskeyga aniga oo sugaya codka gacalisadeyda Naomi!

Seddex (3) maalin ka hor oo ay dhacdadani i qabsatay ilaa hadda bannaanka guriga ayaan taaganahay, mana aqaan si aan gurigeygi ugu laabto.

Fadlan ila tali……!

Fathi Mohamed Ahmed

11/04/2023

Isku filan oo gabadh lagu qabtay

07/04/2023

Ramadaan kareem

27/03/2023

Huwantii Laascaanood oo la baacsanaayo

15/03/2023

Maxaa qaniimooyin soo socota

04/03/2023

XADIIS

28/02/2023

Noosoo wada qaniimada huwantaay

28/02/2023

Maxaa kaa soo horeeyey huwantaay

28/02/2023

Somaliland toos ayaa loogu soo duulay

Address

Road No 1
Hargeisa

Telephone

+252634622377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASSAF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ASSAF:

Shortcuts

Share

Category