04/04/2026
.........BUSHAARO.........BUSHAARO..........
Kulliyadda -Academy, waxay ugu bishaaraynaysaa;
# Ardayda Jamacaddaha bilaabaysa,
# Ardayda dugsiyada sare ka baxaysa iyo
# Qof kasta oo doonaya in uu kor u qaado xirfaddiisa IT-ga (Improving his/her IT capacity Skills) ba,
in la qabanyo tobabar ku saabsan "Jidka loo maro kobcinta xirfadda IT-ga, sida looga dhigto websites ka online-ka ah - oo weliba la gula wadaagi doono free websites aad ka helayso aqoon aad WEB DEVELOPER ku noqoto, iyo faham guud oo lagaa siin doono sidii aad keligaa isu bari lahayd IT-ga"
Si aad isu diwaan geliso, guji link-gan maaddaama ardayda la qaadanayaa ay xaddidan tahay oo ay 30 qof oo keliya tahay.
https://chat.whatsapp.com/GBgplEVB72u3JKDp8xXNn5?mode=gi_t