Assad Forum

Assad Forum Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Assad Forum, Educational Research Center, Hargeisa.

Cilmi baadhistu waa talaabada lagu helo xalalka mushkiladaha jira. Si loo xaliyo mushkiladaha jira waa in la sameeyaa ci...
05/11/2023

Cilmi baadhistu waa talaabada lagu helo xalalka mushkiladaha jira.

Si loo xaliyo mushkiladaha jira waa in la sameeyaa cilmi baadhis lagu go'aan qaato si looga jawaabo ama looga hor tago mushkiladaha soo waajahan.

Waa maxay Cilmi-baadhis? Cilmi baadhistu waa baadhitaan nidaamsan ama baadhitaan lagu sameeyo shay gaar ah ama waa hab l...
02/11/2023

Waa maxay Cilmi-baadhis?

Cilmi baadhistu waa baadhitaan nidaamsan ama baadhitaan lagu sameeyo shay gaar ah ama waa hab lagu soo bandhigo aqoon cusub oo lagu xalliyo dhibaato jirta.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Assad Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share