Bukhaari Quran Online

Bukhaari Quran Online ku baro Quranka hab Online ah

26/08/2026
Fasallo cusub oo Quran iyo higaad ah ayaa inoo furmay! Wax ka baro macallimiin khibrad badan leh  iyadoo loo marayo Zoom...
24/08/2026

Fasallo cusub oo Quran iyo higaad ah ayaa inoo furmay! Wax ka baro macallimiin khibrad badan leh iyadoo loo marayo Zoom live.

Kusoo biir maanta oo horey u soco.

Contact us: whats appka hoose

🌙 Ogaysiis Muhiim ah=================Bishan August waxaan bilaabaynaa fasallo cusub oo Qur’aanka Kariimka ah iyo Qaida N...
31/07/2026

🌙 Ogaysiis Muhiim ah
=================
Bishan August waxaan bilaabaynaa fasallo cusub oo Qur’aanka Kariimka ah iyo Qaida Norani.

Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee aad ku baran kartid Qur’aanka, Tajwiidka, iyo akhriskiisa saxda ah. 🤍
📖 Bilow maanta Qur’aanku waa iftiin nolosheena.

Ku soo biir Bukhari Quran Online

29/07/2026

📖 BUKHARI QURAN ONLINE 📖
Ma doonaysaa inaad si fudud oo online ah ku barato Qur’aanka Kariimka adiga ama carruurtaadu?
Bukhari Quran Online waxay kuu diyaarisay casharro tayo sare leh oo ay dhigayaan macallimiin khibrad iyo aqoon leh.
📚 KOORSOOYINKA AAN BIXINO:
1️⃣ Qur’aanka Kariimka
2️⃣ Higaadda (Qaacidada Nuurani)
3️⃣ Ducooyinka
4️⃣ Tajwiidka
✨ Waxaan kuu diyaarinay:
✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
✅ Jadwal ku habboon arday kasta
✅ Casharro online ah oo fudud
📲 Nala soo xiriir WhatsApp:
https://wa.me/+252634252507
“Barashada Qur’aanku waa iftiin iyo hanuun.

📢 Ogeysiis Muhiim ah!=================🌟 Bukhari Quran Online Academy  waxay qaadanayaan  arday cusub:Haddii aad rabto in...
23/07/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah!
=================

🌟 Bukhari Quran Online Academy waxay qaadanayaan arday cusub:

Haddii aad rabto in ilmahaagu barto ama adiguba aad barato
📖 Akhrinta Qur’aanka Kariimka ah
🕌 Tajwiidka iyo saxidda akhriska
⭐ Xifdinta Qur’aanka
📚 Qaacida Noorani iyo Islamic studies.

Fursaddan ha lumin! Ku soo biir barnaamijkeenna waxbarasho oo ay bixiyaan macallimiin khibrad leh, iyadoo casharradu yihiin Online(ZOOM), waqti ku habboon, Qofkast oo tayo sare leh.

🚀 Bilow safarkaaga Qur’aanka maanta!
📩 Nagala soo xidhiidh whats appk hoose:

📖 BUKHARI QURAN ONLINE 📖Ma doonaysaa inaad si fudud oo online ah ku barato Qur’aanka Kariimka adiga ama carruurtaadu?Buk...
03/06/2026

📖 BUKHARI QURAN ONLINE 📖

Ma doonaysaa inaad si fudud oo online ah ku barato Qur’aanka Kariimka adiga ama carruurtaadu?
Bukhari Quran Online waxay kuu diyaarisay casharro tayo sare leh oo ay dhigayaan macallimiin khibrad iyo aqoon leh.

📚 KOORSOOYINKA AAN BIXINO:
1️⃣ Qur’aanka Kariimka
2️⃣ Higaadda (Qaacidada Nuurani)
3️⃣ Ducooyinka
4️⃣ Tajwiidka

✨ Waxaan kuu diyaarinay:
✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
✅ Jadwal ku habboon arday kasta
✅ Casharro online ah oo fudud

📲 Nala soo xiriir WhatsApp:
https://wa.me/+252634252507

“Barashada Qur’aanku waa iftiin iyo hanuun.”

Diwan gelintii ardayda cusub way socotaa.
06/07/2025

Diwan gelintii ardayda cusub way socotaa.

Ku Baro Quranka Online.Bukhaari Quran Online BUKHAARI  QURAN ONLINE waxa ay bulshada muslimka ah ee jecel barashada qura...
13/02/2025

Ku Baro Quranka Online.

Bukhaari Quran Online
BUKHAARI QURAN ONLINE waxa ay bulshada muslimka ah ee jecel barashada quraanka iyo culuumta shareecada islaamka ogaysiinaysaa in ay kuu bilowday fasalo cusub, ku na baran doontid habka onlineka adoo guriga ama shaqadaada jooga.
dhammaan da’kasta caruur rag iyo dumarba waa loo dhigaya.

Caruurta yar yar waxaa sigaar ah loo barayaa sidii ay higaadda ku akhriyi lahaayeen insha allah.

Siaad xo dheeraad ah u heshid.
Riix watsapp linkiga hoose.
https://wa.me/message/44FJSXXKJPYMK1
Or
+2522634252507

Address

Road 1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukhaari Quran Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category