Tisqaad Computer Science College

Tisqaad Computer Science College Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waa kuliyada ugu faca weyn uguna casrisan gayiga Somaliland ee bixisa aqoonta Technology-yada

Cashier System Training
08/01/2026

Cashier System Training

Ogeysiis:Diiwaangelintii tababarka Cashier for Restaurant & Coffee System way xidhantay, waxaana si rasmi ah u buuxsamay...
07/29/2026

Ogeysiis:
Diiwaangelintii tababarka Cashier for Restaurant & Coffee System way xidhantay, waxaana si rasmi ah u buuxsamay dhammaan boosaskii.
Mahadsanidiin dhammaan intii isdiiwaangelisay. Fursadda xigta dib ayaan idinkaga soo ogeysiin doonnaa.

Intake Short Courses  -CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT COURSEKuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyad...
07/27/2026

Intake Short Courses

-CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT COURSE
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta Computer-ka iyo ICT-ga wax ay bishan qaadanaysaa fasalo cusub oo ah.
CCTV Camera & FINGER PRINT (Barashada Kamaradaha ilaalada iyo Qalabka Xaadiriska)
Tirada ardayda la qaadanaya way xadidadan tahay.

-COMPUTRIZED ACCOUNTING COURSE
Computerized Accounting Course
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?
Hadda ku biir Computerized Accounting Course oo baro barnaamijyada ugu awoodda badan:
โœ… QuickBooks Desktop
โœ… QuickBooks Online
โœ… Excel Accounting
โœ… Odoo Accounting
๐ŸŽฏ Faaโ€™iidooyinka Barashada Computerized Accounting:
โœจ Waxaad awoodi doontaa inaad:
โœ…Si fudud u maamusho Sales, Purchases & Expenses
โœ…Sameyso Balance Sheet, Profit & Loss Statements iyo warbixinno maaliyadeed casri ah
โœ…Ka shaqeyso shirkadaha yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn
โœ…Ku xirnaato suuqa shaqada gudaha iyo dibadda
โœ…U adeegto ganacsigaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya software casri ah
โœ…Kordhiso kalsoonidaada xirfadeed iyo fursadaha shaqo
๐Ÿ“… Macluumaadka Koorso:
โ˜‘๏ธMaalmaha Casharada: Khamiis & Jimce
โ˜‘๏ธMudada: 3 Bilood

-GRAPHIC DESIGN & VIDEO EDITING
Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waxay qaadanaysa bishan ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป & Video Editing Course fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ kuwaas oo lagu baran doono Xirafada Nashqadayta (Graphic Design) Iyo Xirfada Muqaal Samaynta (Video Editing) barnaamijyada la qadanayo waxa kamid ah:-
--------------- Graphic Design -----------------
1. Adobe Photoshop CC 2025
2. Adobe InDesign CC 2025
3. Adobe Illustrator CC 2025
--------------- Video Editing -----------------
1. Adobe Premiere Pro CC 2025
2. Adobe After Effects CC 2025
ka faaidayso fursadan oo Maanta Baro Xirfad Barina Ku Shaqayso
Wixii Fafaahin ah Kala Xidhiidh : 511889 || 63-4101930

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha  Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT ...
07/27/2026

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta

Takhasusaadka kala ah :-
โœ… Hardware & Troubleshooting
โœ… Multimedia
โœ… Web Design
โœ… Network Essentials
โœ… Database
โœ… Programming Language

waxaad Hali Doonta Maalmaha Caadiga Ah Iyo Khamiista Iyo
Jimcaha
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh

Qaybta Suuqa Hoose: โ˜Ž๏ธ511889 || 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

Intake Classes Of  Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah oo U kala Baxaya 3 Qaybood1. Fre...
07/27/2026

Intake Classes Of
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah oo U kala Baxaya 3 Qaybood
1. Free New Computer Classes
2. Barashada Computerka oo degdeg ah(Intensive Course)
3. Barashada Computer Khamiista Iyo Jimcaha (Week End)
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh

Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 4101930
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 784568

07/25/2026

Free New Computer Classes

Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan bixisana aqoon casri ah oo tayo leh
Waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah hadaba ka faa iidayso fursadan lana xidhiidh

Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 4101930
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 063455776

07/21/2026

Cashier System Training

07/11/2026

Courses Get Started Today

  Courses Get Started Today
07/11/2026

Courses Get Started Today

 #2 days Left For Intake  Intake 2026 Dooro Course Ku Anfaca ๐Ÿ˜โ€œDonโ€™t fear the start; fear standing still
07/09/2026

#2 days Left For Intake
Intake 2026 Dooro Course Ku Anfaca ๐Ÿ˜
โ€œDonโ€™t fear the start; fear standing still

Address

Columbus, OH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tisqaad Computer Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category