Markis Umu Mucaad Alkhayri مركز أم معاذ الخيري

Markis Umu Mucaad Alkhayri  مركز أم معاذ الخيري

Share

Waa xarun samafal oo Ka Shaqaysa Waxbarashada Iyo Faafinta Dacwada Iyo Taakuleynta Masaakiinta.

12/05/2026
27/12/2025

Ducada ictiraafka dalka io ustaad Kawsar baashe

07/11/2025

# macalin kowsar baashe alle ha barakeyo allena ha ku xifdiyo

26/10/2025

M.Allah Waa Kuwo kamid ah Ardayda yar yar ee markaska umu mucaaad,waana hogaamiyeyaasha mustaqbalka dhaw ee markaska.
Alle ha idiin xifdiyo.

23/10/2025

Macalin Ruwayda Abdirahman Hassen oo ah macalimada dhigta Xirfadaha kala duwan ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay ardaydeeda kala duwan ee bartay xirfadaha,kuna dhiirigalisay dhamaan habblaha dhalinyarada ah barashada xirfadaha kala duwan.
Markaska Umu Mucaad waxa uu uga mahadcelinayaa Macalimada dadaalkeeda Nafhurka ah ee ay ardaydeeda galisay.
masha Allah.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Halflondon Main Road
Hargeisa