Markis Umu Mucaad Alkhayri مركز أم معاذ الخيري

Markis Umu Mucaad Alkhayri  مركز أم معاذ الخيري Waa xarun samafal oo Ka Shaqaysa Waxbarashada Iyo Faafinta Dacwada Iyo Taakuleynta Masaakiinta.

12/05/2026
27/12/2025

Ducada ictiraafka dalka io ustaad Kawsar baashe

07/11/2025

# macalin kowsar baashe alle ha barakeyo allena ha ku xifdiyo

26/10/2025

M.Allah Waa Kuwo kamid ah Ardayda yar yar ee markaska umu mucaaad,waana hogaamiyeyaasha mustaqbalka dhaw ee markaska.
Alle ha idiin xifdiyo.

23/10/2025

Macalin Ruwayda Abdirahman Hassen oo ah macalimada dhigta Xirfadaha kala duwan ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay ardaydeeda kala duwan ee bartay xirfadaha,kuna dhiirigalisay dhamaan habblaha dhalinyarada ah barashada xirfadaha kala duwan.
Markaska Umu Mucaad waxa uu uga mahadcelinayaa Macalimada dadaalkeeda Nafhurka ah ee ay ardaydeeda galisay.
masha Allah.

Address

Halflondon Main Road
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markis Umu Mucaad Alkhayri مركز أم معاذ الخيري posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share