Al- Najaax Primary and Kg School

Al- Najaax Primary and Kg School Al- Najaax Primary and Kg School

12/08/2026
Dugsiga Al-Najaax wuxu ugu, bushaaraynayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jece tacliin toolmoon iyo tarbiyad toosan, ...
23/07/2026

Dugsiga Al-Najaax wuxu ugu, bushaaraynayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jece tacliin toolmoon iyo tarbiyad toosan, in dugsigu bilaabay diiwaan gelinta ardayda cusub ee sannad dugsi eedka 20226-ka.
Hadaba, wixii fahfaahin dheerada kala xidhiidh: Tell, 0634417179 ama 0634639567

Dugsiga Al-najaax,wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa dhammaan ardaydamaanta u fadhiisanaysa imtixaank shahaadiga ee s...
27/06/2026

Dugsiga Al-najaax,wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa dhammaan ardayda
maanta u fadhiisanaysa imtixaank shahaadiga ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Wuxu si gaara u hambalyeynayaa Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Al-najaax.
Waxaannu Alle uga baryeynaa inuu ku guuleeyo imtixaanka uguna gunaanado caafimaad iyo nabadgalyo.

Address

Karinta Sheehk Madar
Hargeisa
2026

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al- Najaax Primary and Kg School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category