Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Daami

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Daami Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Daami( Daami Readers and Writers Club)

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka DAAMI (DAAMI Readers and Writers Club) waa madal loo yagleelay kobcinta dhaqanka akhriska,...
18/06/2026

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka DAAMI (DAAMI Readers and Writers Club) waa madal loo yagleelay kobcinta dhaqanka akhriska, horumarinta hibada qoraalka, iyo dhiirrigelinta fikirka hal-abuurka leh ee bulshada, gaar ahaan dhallinyarada.

Ujeeddada Naadiga loo yagleelay:

- In la xoojiyo caadooyinka akhriska iyo raadinta aqoonta.
- In la horumariyo xirfadaha qoraalka, cilmi-baadhista, iyo hal-abuurka.
- In la abuuro madal ay xubnuhu ku wadaagaan fikradaha, aqoonta, iyo waayo-aragnimada.
- In la dhiirrigeliyo qorayaasha iyo akhristayaasha soo koraya.
- In la qabto dood-cilmiyeedyo, bandhigyo buuggaag, iyo tobabbarro kor u qaada aqoonta iyo wacyiga bulshada.
- In la kobciyo jiil jecel aqoonta, fikirka qotoda dheer, iyo adeegga bulshada.

Waa madal lawada leeyahay oo aan la kala lahayn.

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka DAAMI (DAAMI Readers and Writers Club) waa madal loo yagleelay kobcinta dhaqanka akhriska,...
17/06/2026

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka DAAMI (DAAMI Readers and Writers Club) waa madal loo yagleelay kobcinta dhaqanka akhriska, horumarinta hibada qoraalka, iyo dhiirrigelinta fikirka hal-abuurka leh ee bulshada, gaar ahaan dhallinyarada. Ujeeddada Naadiga loo yagleelay:

- In la xoojiyo caadooyinka akhriska iyo raadinta aqoonta.
- In la horumariyo xirfadaha qoraalka, cilmi-baadhista, iyo hal-abuurka.
- In la abuuro madal ay xubnuhu ku wadaagaan fikradaha, aqoonta, iyo waayo-aragnimada.
- In la dhiirrigeliyo qorayaasha iyo akhristayaasha soo koraya.
- In la qabto dood-cilmiyeedyo, bandhigyo buuggaag, iyo tobabbarro kor u qaada aqoonta iyo wacyiga bulshada.
- In la kobciyo jiil jecel aqoonta, fikirka qotoda dheer, iyo adeegga bulshada.

Waa madal lawada leeyahay oo aan la kala lahayn.

Address

Daami
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Daami posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category