Xog i sii

Xog i sii

Share

"Bogani waa mid loo sameeyay in bulshadu ku wadaagto khibradooda adeegyadii iyo alaabihii ay iibsadeen.

Hadafkeenu waa in go'aanadeena wax iibsigu noqdaan kuwo xog ku dhisan. Mar walbana waxa udub dhexaad inoo ah runta iyo daacadnimada."

11/05/2026

๐Ÿฅ ๐™’๐˜ผ๐˜ผ ๐™†๐™€๐™€ ๐™ƒ๐™Š๐™Ž๐™‹๐™„๐™๐˜ผ๐™‡ ๐™†๐˜ผ ๐™๐™‚๐™ ๐™๐™„๐™„๐˜พ๐˜ผ๐™‰ ๐™ƒ๐˜ผ๐™๐™‚๐™€๐™„๐™Ž๐˜ผ ๐™“๐˜ผ๐™‰๐™๐™๐™‰๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™‰๐™€๐™€๐™๐™๐˜ผ๐™ƒ๐˜ผ?

Saaxiibayaal, su'aashu waxay khusaysaa caafimaadkeenna! ๐Ÿง 

Haddii adiga ama qof qoyskaga ahi u tagteen hospital neerfaha qaabilsan nagula wadaag khibradaada qaybta Comment-ga.

๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜-๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ:
โœ… Magaca hospitalka.
โญ Tayada adeegga.

05/10/2019

Shirkadda Gaadiidka ardayda ee waxay ugu bushaaraysanaysaa ardayda wax ka barata jamacadaha wadanka,colloge-yada iyo kuwa hada bilaabaya jamacadaha "Fresh Students" in shirkaddu kuu daah furtay Adeeg ardaydu kaga maarmi doonan gaadid la'aanti kaaso ardayga laga soo qaadi doono gurigiisa ilaa goobtiisa waxbarasho.


iyo
waa kuu diyaar
*

iyo

โ˜†Share gareee si uu u gaadho arday u baahan ama mention zxpkaga jmcda bilabaya
โ˜†Like saar si.aad ula socoto barnaamijyada xiisaha leh een ugu talo galnay ardayda
063-6072906

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa