17/12/2022
Sheekada inanta asma ee ay warbaahintu faafisay ka aniga ahaan markaan si fiican udhuuxay ee aan qiimeeyay luuqadda jidheed (body language) isla markaana aan la kaashaday inta aan ka aqaano Cilmu nafsiga waxa ii muuqday mad madaw tilmaamaya inay wax qaldani jiraan sidaas darteed waxaan kula talinayaa dhammaan walaalaha ka murugooday iyo kuwa ay ka degi la'dahayba inay is dejiyaan oo ay wax hubsadaan.