Ardaybile Group for Scholarships

Ardaybile Group for Scholarships Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ardaybile Group for Scholarships, Education, North Ibrahim Mosque, Hargeisa.

Ma ogtahay in ay furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban lagana ...
21/06/2021

Ma ogtahay in ay furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban lagana helo waxbarasho tayo leh. Haddaba xafiiska Ardaybile wuxuu diyaar idiin la yahay in uu idiin soo saaro waxbarasho jaamacadeed oo dhammaystiran iyo dal-ku-galka Turkeyga ba.

Warbixin, faahfaahin iyo macluumaad dheeraad ah la xidhiidh ciwaannadan:

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252654180831
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid.

Ma ogtahay in ay weli furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban la...
06/12/2020

Ma ogtahay in ay weli furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban lagana helo waxbarasho tayo leh. Haddaba xafiiska Ardaybile wuxuu diyaar idiin la yahay in uu idiin soo saaro waxbarasho jaamacadeed oo dhammaystiran iyo dal-ku-galka Turkeyga ba.

Warbixin, faahfaahin iyo macluumaad dheeraad ah la xidhiidh ciwaannadan:

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252654180831
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid.

Ma ogtahay in ay furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban lagana ...
20/07/2020

Ma ogtahay in ay furanyihiin codsiyada jaamacadaha dawladda Turkeyga oo sannadkii oo dhan lagu barto qiime jaban lagana helo waxbarasho tayo leh. Haddaba xafiiska Ardaybile wuxuu diyaar idiin la yahay in uu idiin soo saaro waxbarasho jaamacadeed oo dhammaystiran, soo saarista deggenaanshaha dalka Turkeyga iyo visaha dalka Turkeyga ba.

Warbixin, faahfaahin iyo macluumaad dheeraad ah la xidhiidh ciwaannadan:

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252654180831
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid.

Qabashada documentiyadu waxa ay soconaysaa illaa 26 June 2020.
16/06/2020

Qabashada documentiyadu waxa ay soconaysaa illaa 26 June 2020.

Dawladda Turkeyga ayaa ku dhawaaqday in ay baahisay natiijooyinkii scholarshipka ay dawladdu bixiso (Turkiye Burslari Sc...
10/06/2020

Dawladda Turkeyga ayaa ku dhawaaqday in ay baahisay natiijooyinkii scholarshipka ay dawladdu bixiso (Turkiye Burslari Scholarsips) ee sannadkan 2020. Qof kasta waxa uu natiijada ka heli karaa ciwaankiisa (Email address) iyo waliba ciwaanka uu ku leeyahahay bogga rasmiga ah ee scholarshipka (turkiyeburslari.gov.tr).

Nasiib wacan.

Fursado cusub oo macquul ah.
08/03/2020

Fursado cusub oo macquul ah.

Xaraynta deeqaha waxbarasho ee Turkey Burslari Scholarship weli way socdaan. Waa scholarshipka dunida ugu weyn.Goobta:Ko...
18/01/2020

Xaraynta deeqaha waxbarasho ee Turkey Burslari Scholarship weli way socdaan. Waa scholarshipka dunida ugu weyn.

Goobta:
Koonfurta dugsiga sare ee Salaama (Dhismaha Tamaam). Haddii kalena wac ciwaannadan:

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252634897187
πŸ“ž 252634100049
πŸ“ž 252633822177
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid

πŸ“’ Ma ogtahay in ay weli furanyihiin xaraynta codsiyada deeqaha waxbarasho ee Turkeyga. Ka faa'iidayso fursaddan dahabiga...
18/01/2020

πŸ“’ Ma ogtahay in ay weli furanyihiin xaraynta codsiyada deeqaha waxbarasho ee Turkeyga. Ka faa'iidayso fursaddan dahabiga ah oo iska xaadiri xarunta Ardaybile Group.

Si aad u xaraysato fadlan bookho xarunta Ardaybile oo ku taalla badhtamaha magaalada Hargeysa, waa jihada waqooyi ee masaajidka Ibraahim Dheere ama Koonfurta dugsiga sare ee Salaama (Dhismaha Tamaam). Haddii kalena wac ciwaannadan:

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252634897187
πŸ“ž 252634100049
πŸ“ž 252633822177
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid

11/01/2020

Weli waxa xarunta xafiiska ka socota diiwaangelinta iyo qabashada documentiyada. Macluumaad dheeraad ah la xidhiidh ciwaannada sawirka ka muuqda.

Ogeysiis:Xafiiska Ardaybile Group for Scholarships waxa uu ogeysiinayaa bahda jecel in ay helaan aqoon jaamacadeed oo he...
11/01/2020

Ogeysiis:

Xafiiska Ardaybile Group for Scholarships waxa uu ogeysiinayaa bahda jecel in ay helaan aqoon jaamacadeed oo heersare ah, in ay socoto xaraynta deeqda waxbarasho ee Turkeyga 2020-ka. Scholarshipkani waxa uu ka koobanyahay Degree, Masters iyo PhD (Undergraduate iyo Postgraduate). Haddii aad rabto in aad xaraysato iyo faahfaahin dheeraad ahba, fadlan la xidhiidh ciwaannada hoos kaaga muuqda.

πŸ“ž 252634180831
πŸ“ž 252634897187
πŸ“ž 252634100049
πŸ“ž 252633822177
πŸ“© [email protected]

πŸ“² Fadlan la wadaag ( ) asxaabtaada. Mahadsanid.

Address

North Ibrahim Mosque
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaybile Group for Scholarships posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ardaybile Group for Scholarships:

Shortcuts

Share

Category