26/08/2024
Mac-hadka Bridge College ee ku yaala magaalada Hargiesa, gaar ahaan xaafadda jig-jigayar waxa ka bilaabmaya course-ka RESEARCH METHODOLOGY, oo soconaya muddo bila.
Course-kan waxaa bixinaya bare sare Khadar Hassan - Dhoolayare oo ah khabiir takhasus u leha cilmi-baadhista, sidoo kalena ku daabacey papers qaar journalsyada caalamiga ah.
Qofki xiisaynaya wuxuu iska sii diwaangalin karaa linkigan hoosta ku xardhan
https://forms.gle/u9rBBWtzrxpNGsWNA
Ama lasoo xidhiidh
0634252902. Ama 0634815768
Mac-hadku wuxuu ku yaala kasoo horjeedka Masaajidka Khadiija ama area Sun Hotel