09/08/2024
Asc jumca mubarak dhamaan ardayda joogta daafaha caalamka ee ku xidhan xarunta tababarada kobciye college. Waxan idinku bushaaraynayna in aanu daah furnay kobciye online plat form oo maanta laga bilaabo aad online ku heli doontan dhamaan courses ka kulyada ka baxa meel kasta oo aad joogtan.
Waxaana ku gu diyaara macalimiin khibrad iyo waayo aragnimo u leh wax dhigista
Nagala so xidhiidh contact number
0634137127 whatsapp
0654137127 call center