Hargeisa Home Tution

Hargeisa Home Tution Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hargeisa Home Tution, Education, hargeisa, Hargeisa.

Hargeisa Home Tution   πŸ“’ Fursad Shaqo Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada : Xaafada Jigjiga-yar(Darul Iimaan Ar...
25/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada : Xaafada Jigjiga-yar
(Darul Iimaan Area)
Wakhtiga shaqada : Galin H**e
(8:30 Am-10:00Am)
Tirada Ardayda : 1Arday
Maadada: Qura'nka kaliya

SHURUUDAHA

1. Waa inay macalinku Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawdahay Goobta shaqada
2. Waa inay Macalinku Dhameeyay Qura’nka iyo Machad shareeco sidoo kale waa inay fiicantahay ku fiicantahay luuqada Carabiga , Xisaabta , Tajwiidka iyo Dhigista higaada
3. Waa inay Macalinku ku fiicantahay Casahr gudbinta iyo maamulida Maamulida fasalka
4. Waaa inay tahay Macalinku Qof Masuula oo Shicaarka islaamaku ka Muuqdo

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga WhatsApp-kan 63 8264423

Hargeisa Home Tution  πŸ“’ Fursad Shaqo  Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada: Xaafada Half-London Wakhtiga shaqada...
25/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada: Xaafada Half-London
Wakhtiga shaqada: 4:00 pm-6:00 pm
Tirada Ardayda : 1Arday
Maadada: All Subjects
Grades : Primary level
Manhajka: British Curriculum

SHURUUDAHA

1. Waa inuu Macalinku Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawyahay Goobta shaqada
2. Waa inauu Macalinku ku Fiicanyhay Carabiga, English, Maths, iyo Dhamaan maadooyinka School ka
3. Waa inuu Macalinku ku Fiicanyahy Ka Caawinta Ardayda Home work yada iyo Casharada schoolka si maalinle ah
4. Waaa inuu Macalinku ku Fiicanyahay maamulka iyo Maaraynta Fasalka
5. Waa inuu Macalinku Haysaaa Shahaado jaamcadeed Ama shahaado u dhiganta
6. Manhajku waa British Curriculum

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga 63 8264423

Hargeisa Home Tution πŸ“’ Fursad Shaqo  Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada: Xaafada Half-London Wakhtiga shaqada:...
25/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada: Xaafada Half-London
Wakhtiga shaqada: 6:00 pm-8:00 pm
Tirada Ardayda : 4 Arday
Maadada: Subjects +Qura'anka
Grades : Primary level

SHURUUDAHA

1. Waa inuu Macalinku Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawyahay Goobta shaqada
2. Waa inauu Macalinku ku Fiicanyhay Qur’aanka Kariimka ah, Carabiga, English, Maths, iyo Dhamaan maadooyinka School ka
3. Waa inuu Macalinku ku Fiicanyahy Ka Caawinta Ardayda Home work yada iyo Casharada schoolka si maalinle ah
4. Waaa inuu Macalinku ku Fiicanyahay maamulka iyo Maaraynta Fasalka
5. Waa inuu Macalinku Haysaaa Shahaado jaamcadeed Ama shahaado u dhiganta
6. Manhajku Kenyan weyan

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga 63 8264423

Hargeisa Home Tution   πŸ“’ Fursad Shaqo Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada : Xaafada Calmaadaha Wakhtiga shaqada...
24/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada : Xaafada Calmaadaha
Wakhtiga shaqada : Galabkii
Tirada Ardayda : 4 Arday
Quraa'nka IYO shareecada

SHURUUDAHA

1. Waa inay macalinku Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawdahay Goobta shaqada
2. Waa inay Macalinku Dhamaysay Qura’nka iyo Machad shareeco sidoo kale waa inay fiicantahay ku fiicantahay luuqada Carabiga , Xisaabta , Tajwiidka iyo Dhigista higaada
3. Waa inay Macalinku ku fiicantahay Casahr gudbinta iyo maamulida Maamulida fasalka
4. Waaa inay tahay Macalinku Qof Masuula oo Shicaarka islaamaku ka Muuqdo

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga WhatsApp-kan 63 8264423

Hargeisa Home Tution πŸ“’ Fursad Shaqo  Booska Shqada : Macalin-Guri  (Dumar) Goobta shaqada: Xaafada Boqol jire (Gadh-case...
24/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri (Dumar)
Goobta shaqada: Xaafada Boqol jire (Gadh-case)
Wakhtiga shaqada: 6:00-7:00 pm
Tirada Ardayda : 2 Arday
Maadada: All subjects
Grades : Grad 1, Grade 3

Shuruudaha
1. Waa inay Macalimadu Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawyahay Goobta shaqada
2. Waa inay Macalinmadu ku Fiicatahay Carabiga, English, maths, iyo Dhamaan maayinka School ka
3. Waa inay Macalinmadu ku Fiicatahay Ka caawinta ardayda Home work yada iyo Casharada schoolka si maalinle ah
4. Waaa inay Macalinmadu ku Fiicatahay maamulka iyo Maaraynta Fasalka
5. Waa inay Macalinmadu Haysato Shahaado jaamcadeed Ama shahaado u dhiganta
6. Manhajka Somaliland weyan

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga 63 8264423

Hargeisa Home Tution   πŸ“’ Fursad Shaqo (Dumar) Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada : Xaafada Calmaadaha Wakhtiga...
24/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo (Dumar)
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada : Xaafada Calmaadaha
Wakhtiga shaqada : Galabkii
Tirada Ardayda : 4 Arday
Quraa'nka IYO shareecada

SHURUUDAHA

1. Waa inay macalimadu Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawdahay Goobta shaqada
2. Waa inay Macalimadu Dhamaysay Qura’nka iyo Machad shareeco sidoo kale waa inay fiicantahay ku fiicantahay luuqada Carabiga , Xisaabta , Tajwiidka iyo Dhigista higaada
3. Waa inay Macalimadu ku fiicantahay Casahr gudbinta iyo maamulida Maamulida fasalka
4. Waaa inay tahay Macalinmadu Qof Masuula oo xijaaban

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga WhatsApp-kan 63 8264423

23/08/2026

Hargeisa Home Tution
Hoyga macalin-Guriga
"Guusha Ardaygu waa macalin-Guriga"

βœ… Hooyo iyo Aabo Waxaan ka caawinaynaa Ardayda manhajyada kala Ah :
πŸ“˜ British Curriculum
πŸ“— Somaliland Curriculum
πŸ“™ Kenyan Curriculum
πŸ“– Qur’aan Kariim
πŸ”€ English Language

⏰ Macalimiin diyaar ah:
Subax β˜€οΈ | Duhur 🌀️ | Galab πŸŒ‡ | Habeen πŸŒ™

Nagala soo xidhiidh maanta:
WhatsApp-ka 63 8264423 Ama Call centre ☎️ kala soo xidhiidh 063-8264423

Hargeisa Home Tution πŸ“’ Fursad Shaqo  Booska Shqada : Macalin-Guri  (Dumar) Goobta shaqada:  Jamacada  HargeisaWakhtiga s...
23/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri (Dumar)
Goobta shaqada: Jamacada Hargeisa
Wakhtiga shaqada: Gelinka H**e
Tirada Ardayda : 1 Arday
Maadada: All subjects
Grades : Grad 1

Shuruudaha
1. Waa inay Macalimadu Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawyahay Goobta shaqada
2. Waa inay Macalinmadu ku Fiicatahay Carabiga, English, maths, iyo Dhamaan maayinka School ka
3. Waa inay Macalinmadu ku Fiicatahay Ka caawinta ardayda Home work yada iyo Casharada schoolka si maalinle ah
4. Waaa inay Macalinmadu ku Fiicatahay maamulka iyo Maaraynta Fasalka
5. Waa inay Macalinmadu Haysato Shahaado jaamcadeed Ama shahaado u dhiganta
6. Manhajka Somaliland weyan

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga 63 8264423

Hargeisa Home Tution πŸ“’ Fursad Shaqo  Booska Shqada : Macalin-Guri  Goobta shaqada: Xaafada DaloodhoWakhtiga shaqada: 6:0...
23/08/2026

Hargeisa Home Tution
πŸ“’ Fursad Shaqo
Booska Shqada : Macalin-Guri
Goobta shaqada: Xaafada Daloodho
Wakhtiga shaqada: 6:00-8:00 pm
Tirada Ardayda : 4 Arday
Maadada: All subjects
Grades : Grade 4, Grade 1, KG 2 & KG 3

SHURUUDAHA

1. Waa inuu Macalinku Xaafada Dagantahay Ama uu u dhawyahay Goobta shaqada
2. Waa inauu Macalinku ku Fiicanyhay Carabiga, English, maths, iyo Dhamaan maayinka School ka
3. Waa inuu Macalinku ku Fiicanyahy Ka caawinta ardayda Home work yada iyo Casharada schoolka si maalinle ah
4. Waaa inuu Macalinku ku Fiicanyahay maamulka iyo Maaraynta Fasalka
5. Waa inuu Macalinku Haysaaa Shahaado jaamcadeed Ama shahaado u dhiganta
6. Manhajku Kenyan weyan

πŸ‘‰ Fiiro Gaar ah kusoodir cvga 63 8264423

Address

Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Home Tution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category