Al-Tibyan Institute مقرأة التّبيان

Al-Tibyan Institute مقرأة التّبيان Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Tibyan Institute مقرأة التّبيان, Education, Hargeisa.

19/06/2026
Al -Tibyan institute for qur'an memorization and its sciences Al_Tibyan Institute wuxuu idiin ogaysiinayaa inuu arday cu...
02/06/2026

Al -Tibyan institute for qur'an memorization and its sciences

Al_Tibyan Institute wuxuu idiin ogaysiinayaa inuu arday cusub qaadanayo sanadka cusub ee hijrjiga.
Maqra'ada waxa ka faaidysan kara dhammaan dadka raba inay bartaan qur'aanka iyo culuumta shareecada islaamka.

Qaybaha Mahcahdka

1. Barashada akhriska iyo qoraalka.
2. Xifdinta Qur’aanka kariimka.
3. Tasxiixa qur'aanka kariimka iyo ijaazaatka.
4. Culuumta barashada shareecada.

F.g : Machadka Al-Tibyaan wuxuu diyaar kuula yahay macallimiin ardayga la fahmaya luuqada English ka.
Ka bilaw Geedigaaga Qur’aanka ah qaab online ah Al-Tibyaan institute, Qur’aanku kaa tagi maayo illaa jannada uu ku geeyo .

Kala xidhiidh whtsup lambarada whtsappka ee kuu muuqda.

Whtsup number +252633334082

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Tibyan Institute مقرأة التّبيان posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category