09/09/2025
Shaafi Primary School Waxa uu Qaadanayaa Macallimiin kala ah Xisaab Dugsi Hoose Dhexe Galin H**e iyo Somali/Xisaab Galin Danbe.
Shuruudaha laga rabo macallinka Dugsiga Hoose Dhexe:
1. In uu yahay/tahay muwaadin reer Somaliland ah.Haystana/Haysatana Kaadhka Dhalashada ee Somaliland (National ID Card).
2. In uu haysto/haystana Shahaado Jaamacadeed.
3. Waa inuu leeyahay/leedahay Khibrad macallinimo ugu yaraan 3 sanno ilaa 5 Sanno
4. Waa in uu haysto/haysato Tababar macallinimo.
FG:- Waxaad Codsiyada Waxaad Ku soo diri kartaan E-mail-ka [email protected]
Ama Numberka 063-4082950 Codsiyadu Waxay Xidhmayaan 12-September-2025 5:30 Galabnimo Insha Allah.
"Shaafi U Taagan Barbaatinta Ubadkaaga''
15/08/2025
Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Prof. Ismaaciil Ducale Yuusuf iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Daa'uud Axmed Faarax ayaa si rasmi ah u iclaamiyay in natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024โ2025 la shaacin doono maalinta Axadda oo ku beegan 17/08/2025.
22/07/2025
Waxa la ogaysiinayaa waalidka iyo Ardayda Jecel waxbarashada in dugsiga H/Dhexe ee Shaafi uu bilaabay diwaan-gelintii ardayda cusub. Hadaba Waalidka danaynaya dugsia hayimaadaan Xarunta Dugsiga oo kutaala M/Moge ~ Bariga Shirkada Laydhka ee Sompower. Kalasoo xidhiidhaan Tell: 564949.
21/07/2025
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐:
๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ Shaafi ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo bulshada reer Hargeysa in Dugsiga Shaafi Primary School uu bilaabay ๐ช๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ee sannad- dugsiyeedka ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
โ
Isdiiwaangelintu waxay si toos ah uga socotaa xarunta Dugsiga Shaafi ee M.Moge.
๐๏ธ Ha moogaan fursaddan!
๐ Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh: 564949
๐ฑ 0634455792
๐ฑ 0634082950
Ku soo dhawoow Shaafi โHorseedka Horumarinta Aqoonta.
20/07/2025
HORSEEDKA HORUMARINTA AQOONTA
20/07/2025
Hadaladii Haldoorka iyo Hog-tusaalayntii Maamulka iyo Macalimiinta hadhaw lasoco Idam Alle.
20/07/2025
HORSEEDKA HORUMARINTA TACLIINTA IYO
H/DHEXE EE SHAAFI.
20/07/2025
Hargeysa, 20/07/2025, Waxa ka qabsoontay Degmada M.Moge saaka Barqadii, Laba Xaflad Abaal-marinood: Mid dugsigoo dhan lawada siiyey abaam-marin iyo Xaflad ardaydii ugu sarraysay dugsiga H/Dhexe ee SHAAFI ah, Sannad dugsiyeedka 2024-2025.
Waxa kasoo qayb galay inkamida Haldoorka waxbarashada ku suntan sida: kuwaas oo isugu jiray Heer Jaamacadeed, Heer Gobol, Heer Dugsi ah, Waalidiin, Abwaano, Dhakhaatiir, Macalimiin iyo Haldooro kale.
Waxay ahayd Munaasibad hordhac ah, Munaasibadii waynaydna waa hadhsan tahay, sidoo kale, Waxa xusid mudan in dugsigani bixiyo adeegyo Waxbarasho oo kala duwan oo Tayeysan.
kusoobiir.
17/05/2025
Shacabka Somaliland meel kastooy joogaan waxaan ku hambalyeyneyaa Xuska Sanad-guurada 34aad ee Munaasibada 18-ka May.