18/05/2026
Happy 18 May Somaliland
Al-Hidaayah Islamic School
Al-Hidaayah Islamic School
18/05/2026
Happy 18 May Somaliland
Al-Hidaayah Islamic School
Muuqaal: Fasalka 1aad
Muhiimadeenu waa kobcinta maskaxda caruurta.
Al-Hidaayah Islamic School
@2026
Waxaa si habsamileh uga socda Dugsiga Al-Hidaayah Islamic School M2-Term2 Exam ee fasaalka 8aad Kaaso ku bilaabmay deganaan iyo xasilooni
Waxanan u rajaynayaa ardayda fasalada 8aad ee dugsiga dhibco ay ku farxaan waalid arday iyo macalinba. Taaso u noqondoonta tababar iyo layli wanaagsan Imtaxaanka Qaranka(Shahaadiga ah)
dhamaantiin
Al-Hidaayah School
Al-Hidaayah Islamic School
12/02/2026
Football Champion
Match day
Al-Hidaayah Islamic School
12/02/2026
Khamiis
12-02-2026
Tartanka ciyaaraha ( Football Champions ) ayaa maanta si habsami ah uga bilaabmay Dugsiga Al-Hidaayah Islamic School kaas oo ka qabsoomay garoonka .
Tartankani oo lagu talo galay in ardaydu is-dhexgalaan, isla markaana lagu dhiirrigeliyo horumarinta xirfadaha ardayda iyo ilaalinta caafimaadka jidhkooda labadaba.
Waxaan guul u rajaynaynaa dhammaan ardayda ka qayb-galaysa tartanka, annagoo rajaynayna tartan hufan, edeb iyo is-ixtiraam ku dhisan Al-Hidaayah School
13/01/2026
بسم الله الرحمن الرحيم
13-01-2026
Salaasa.
Dugsigu Al-Hidaayah Islamic School waxa uu hambalyo , bogaadin , duco iyo farxad aan laso koobi karin saaka uu la qaatay xafladii kalka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025_ 2026 taaso lagu abaal marinayay ardaydii kaalma h**e ka galay imtixaankaas.
Waxa kale oon u hambalyaynayna waalidka , macalimiinta iyo maamulka school ka oo suura galiyay xafladan bilan.
Alla mahadle
08/12/2025
Hargeisa-Somaliland.
08-12-2025
Axad 17-06-1447
Waxa si Habsami ah uga socda Al-Hidaayah Islamic School Imtixaankii Kalka 1aad ( Mid-Term) ee sannad dugsiyeedka 2025-2026., Qaybaha iskuulka iyo Madarasada
Waxaan dhammaan Ardayda Dugsiga Al-Hidaaya Islamic Schools aan u Rajaynayna in uu guul ugu dhammaan-doono Imtixaanka kalka 1aad, waxa kale oo aan aad ugu mahad naqaya Dhammaan Bara-yaasha ka hawl gala dugsiga .Galin-Hore iyo Galin-dambaba
Waxa kale oo aan si balaadhan ugu mahad celinaya dhamaan waalidka sharafta leh Ee nagu garab siiyay inay Ubaxeenu halkan soo gaadhaan
Alleh Ayaa mahad leh
Al-Hidaayah School
*ABAAL-MARIN* QAYBTA MADARASADA
Nov.2025
Faslu Caisha
Waxa safar dalxiised quruxbadan xiisahiisana lahaa la qaadanay ardaydii gaadhay taxdiidka (halkii loo qoondeyay inay gaadhan quranka iyo higaada)
Hambalyo ayaan leeyayahy
Ardayda kalena haku daydaan
*Ugu dambayn waxan u mahad celinaya waalidiinta sharfa badan ee geeganka ugu jira horumarka iyo farxada dhalaanka yar yar*👋
Al-Hidaayah Islamic School
Al-Hidaayah School
Manzha Allah
preschool day activities for kindergarten (KG2)
Al-Hidaayah Islamic School
22/10/2025
Hargeisa ,Somaliland
Arbaca
22 - Oct -2025
Waa Alle Mahadiis
Waxa Dugaiga Al-Hidaayah Islamic School maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay imtixaan bileedkii sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Waxaan Ardaydeena u rajaynaynaa guul iyo natiijo ay ku farxaan insha ALLAH
نرجو لكم التوفيق والنجاح