Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad

Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad

Share

Ugu soo hagaag machadka aqoon tayo saraysa leh iyo tarbiyad toosan

20/10/2025

Maamulka iyo maclimiinta markazka Al waxayayn waxay hamplyo balaadhan u dirayaan ardayda ku guulaystay Tartankii dhex maray fasalka khadiija ee galinka h**e
Ardaydan oo ka koobnayd laba xalqadood ayaa nasiib u helay inay qaataan jaaisadaha ay ugu talo galen maamulka markizka
Sidoo kale maamulku wuxuu u Hamplayaynayaa waalidiinta kusoo dadaashay ardayda iyo macalimadoodaba

29/09/2025

Maaamulaha guud ee maraakiz al waxyayn Sh cabdiraxmaan jaamac yuusuf oo ka dhagaysanaya ardayda ijaazada iyo qiraa aatka kawada maraakizta Al waxyayn

20/09/2025

Waa daabuurka iyo nashaadka maalinka arbacada oo ay ku dhanyihiin ardayda markazaka qaybta galinka h**e

01/11/2024

badhka mid ah xufaada khalil al xusari 🎉🎓

Photos from Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad's post 24/10/2024

Sawirro:- Xafladda Qalin-jabinta Dufcadii 15-aad Ee Macaa,hidda Khaliil Al Xusari.

Photos from Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad's post 22/10/2024

مبروك مبروك 🎉 🎉

Photos from Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad's post 20/10/2024

🎓🎓 comings soon 🎉🎉

Photos from Maraakiz al waxyeyn faraca 2aad's post 06/01/2022

Bismilaah
Waxay ugu bushaaraynaysa Macaahid Khalil al xusari dhamaan dadka wax barashada quraanka kariimka ah
Inay qaadanayso fasalo cusub
1 QAYBTA LABADA SANO
2 QAYBTA GELINKA H**E
3 QAYBTA GELINKA DABE
kafaaidaysi haboon
Wixi faahfaahin ah kaloo xidhiidh nabarada
4083163/4028393/4251501

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website