Mansha Allah Ustaad Ahmed Allah Caafimadka iyo Cimrigaba Ha u siyaadiyo. Aamin Aamin Aamin.
Sheikh Cali Ibrahim Primary School
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐏𝐚𝐠𝐞 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐧 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚
Mansha Allah
Macalinka macalimiinta Somaliland Macalin Ahmed Allah caafimadka iyo Cimrigaba Ha u siyaadiyo Insha Allah.
Afur wadareed dugsiga sheikh Ali Ibrahim primary
wadanka meel fog baa laga keenay wlhi
30/08/2025
SAYNIS
28/08/2025
Hambalyo iyo Boggaadin 🎊 👏
Dhammaan Howl-waddeenada iyo Shaqaalle Weynaha Sheikh cali ibraahim primary school Waxay Dhambaal Hambalyo ah u dirayaan Macallin Mohamed Hassan Abdulkarim oo Maanta ka Qallinjabinaya Jamacada Hargeisa University Waxaan u Rajeynayaa Guul iyo Aqoon Badan Alle ha kugu Anfaco ,Cilmigaa Aad baratey.
21/08/2025
Congratulations, Coming soon Graduation 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳
Dhammaan Howl-waddeenada iyo Shaqaalle Weynaha Dugsiga Sheikh cali ibraahim primary school Waxay Dhambaal Hambalyo ah u dirayaan Macallin Mohamed Hassan Abdulkarim.
Oo Dhawaaan ka Qallin jebin Doonna Jaamacadda Hargeysa University .
Hambalyo iyo Boggaadin Ustaad Alle ha kugu Anfaco Cilmigaad baratey.
🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐
16/08/2025
Guul & Gudub
15/08/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS
01/08/2025
Jumma Mubarak ☪️ 🕋 🕌 ☪️
Dhammaan Howl-waddeenada iyo Shaqaalle Weynaha Dugsiga Sheikh cali ibraahim primary school Waxay Gacmo Furan ku soo dhaweynayaan Sannad Dugsiyeedka 2025-2026 Waxaanna Iskuulka Dib loogalayaa Maalinta Sabtida ah 2/8/2025 Isku soo Noqod Wanaagsan Ardeeyey ku soo Dhawaadda Hoyga Waxbarashada iyo Hiigsigina Mustaqbalka oo Mar kale Hayaankiisa Bilaabeysaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa