21/02/2026
Wargelin muhiim ah.
Ku socota Dhamaan hawl-wadeenada Dugsiyada Axqaaf Axqaaf Schools
waa dugsi taya-diisu sarayso waxa aad ka helaysaa dhamaan qaybaha qur'aan, iyo wax-barashada madiga For more information contact: 0634792230 or 0634770286.
Welcome to the DAR Al AHQAAF Islamic Schools for the memorization for the Holy Qur'an and basic education . At this School you can find quality education and teachers who are trained to teach students. DAR Al AHQAAF Islamic school is located in the southern part of the State house village especially, near the Al Fathi mosque and Sh.Dirir building. This Islamic School offer the following subjects: Qur'an, Higad, Arabic, Somali, Math and English.
21/02/2026
Wargelin muhiim ah.
Ku socota Dhamaan hawl-wadeenada Dugsiyada Axqaaf Axqaaf Schools
22/01/2026
Maamulaha Qaybta 3aad ee Maraakiista Axqaaf Wardi Yuusuf ayaa maanta safar u saaray Ardayda qaybtaas wax ka barata.
Safarka Ardayda Waxa ku wehelinayay Qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhiga Dugsiga, Ardayda ayaa kusoo qaatay goobtaas Damashaad,farxad iyo Ciyaar Beerta Ciyaaraha ee Saalax play.
Ugu dambayn Maamulka Guud ee Dugsiga waxa uu ardaydaas la qaadanayaa farxada.
Axqaaf Waxay wadaa diyaarinta Arday tayo leh.
07/01/2026
Sawiro
Ardayda qaybta 2aad ayaa loogu sameeyay soo dhawayn diiran, taas oo ay u sameeyeen Ardayda qaybta 3aad ee maamulaha u yahay Wardi Yusuf, waxay ardaydu is dhaafsadeen Xog, dhiirigelin iyo isbarasho.
Ugu dambayn Ardaydaas ayaa Abaal marin lagu Abaalmariyay taas oo ay ku mutaysteen Kaalmihii sare ee ay fasalkooda u galleen.
Muuqaal.
Ardayda qaybta 2aad ayaa loogu sameeyay soo dhawayn diiran, taas oo ay u sameeyeen Ardayda qaybta 3aad ee maamulaha u yahay Wardi Yusuf, waxay ardaydu is dhaafsadeen Xog, dhiirigelin iyo isbarasho.
Ugu dambayn Ardaydaas ayaa Abaal marin lagu Abaalmariyay.
01/11/2025
31/10/2025
Sawiro qaybta 2aad
31/10/2025
Sawiro qaybta 3aad
31/10/2025
Sawiro
Madaariista Daarul-Axqaaf
Qaybaheeda kala duwan waxay ardayda wax kabarata Madaariista u sareen safar dalxiis dal barasho ah oo ay ku tageen degmada arabsiyo waxay ardaydu halkaas ku soo arkeen dhir iyo khayraadka kala duwan ee dalkeena, isla gooptaas waxa ardayda sawiraan kula gallay maamulka iyo Macalimiinta. Safarkani waxa uu ka dhignaa mid ardayda usoo jiiday qurux iyo farxad
26/09/2025
Maamulka, Macalimiinta iyo dhamaan bahweynta Madaariska Daarul Axqaaf waxa ay Hambalyo iyo bogaadin iyo ducoba u dirayaan Maamule Cabdiqani maxamuud aadan "gole" oo ka qalinjebiyey Mac'hadka Hay'adda Shaqaalaha (Somaliland Civil Service Institute) kana qaatay Degree of Law.
Waxaan Alle u weydiinaynaa in uu ku anfaco Cilmiga uu bartay.
13/08/2025
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Madaariska Daarul Axqaaf waxay ogeysiinayaan dhamaan Waalidiinta Ubadkooda la jecel Waxbarashada in uu sanad-dugsiyeedkan qaadanayo fasalo cusub.
QAYBAHA LA QAADANAYO.
■ Gelin h**e : Inamo iyo Hablo
■ Gelin dambe : Inamo iyo Hablo
■ Galabtii (3:00/6:00pm) : Inamo yaryar.
■ Habeenkii : Waalidiinta (Waana Free)
Wixii Faahfaahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh hoos ku xusan.
Muuqaal:
Maamulaha Guud ee Dugsiyada Axqaaf Axqaaf Schools Mudane Cabdiqani Maxamud Golle oo Hambalyeeyay, Maamule Qaybta 1aad ee Dugsiga Mudane Qawrax Daahir Qawrax iyo Nasiim Abdirahmaan Maxamed oo meherkoodu shalay 00 ku beegnayd 20/07/2025-ka ka dhacay magaalada Hargaisa.