Tacliin-same school

Tacliin-same school

Share

TACLIIN-SAME school

27/01/2022

Bushaaro bushaaro halaga faa iidaysto kitaabkan

12/08/2021

Waaanu sugqynaa waana ka faa iidaysanaynaa insha allaah mawduucan

06/08/2021

Halaga faa iidaysto waxaa kulmay cullumo waawayn ale ha barakeeyo aamiin

Photos from Tacliin-same school's post 06/08/2021

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Dhamaan bulshada khayrka jacel in masjid cali binu abii daalib waxaa laga bilaabayaa khamiista iyo jumcaha salada casar ka dib casharo diiniya waxaana ka mida xadiis iyo luqada carabiga
1. Kitaabka boqolka xadiis
2. Asaasu luqa carabiya li madaarisi al qur aan
Waxay bilaamaysaa maanta in sha allaah
Fg waxaa uu ku yaalaa masaajidku koon furta xafada istaad hawska halaga faa iidaysto

04/08/2021

Maamulka iyo macalimiinta madarasada tacliin same waxay halkan hanbalyo uga dirayaan labadalan lamaane alle ha isku kiin barakeeyo aamiin

30/07/2021

جمعة طيبة اغتنموا هذه اليوم واعمروا إليها بالعبادة والدعاء

29/07/2021

Fadlan ka qayb qaado tabarucaadkaaga dhismaha madarasada khayrdoon

18/07/2021

Ka qayb qaado tabarucaadka maddarasada khayrdoon

10/06/2021
27/04/2021

Baro ducada sujuuda

17/02/2021

Mwdarasada Tacliin same ee xiftinta quraanka iyo luqadaha iyo barbaarinta ubadka

09/02/2021

Xaflad laysku arki doono

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadada Dhirbaaxo Jin
Hargeisa