Hagaha nolosha

Hagaha nolosha Hogaan

14/07/2023
*Waxay is jeclaaden  oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016*Waxay is guursadeen 2021*Waxa la waydiyey sirta ka danbays...
18/11/2022

*Waxay is jeclaaden oo u xidhiidhkooga jacayl bilaabmay 2016

*Waxay is guursadeen 2021

*Waxa la waydiyey sirta ka danbaysa guurkooga madama mudada xidhiidhka jacayl ay solahaayen ay ad ubadnayd. Marka la eego waqtigay is guursaden

*Waxay si fudud ugu jawaabtay
Uma sheegin Xidhiidhkeena asxabtayda macnaha. In an xidhiidh la leyahy qofkan uma shegin cidna
Wana sabbta ka danbaysa inay is helaan o ay is guursadan

private life always successful🔐❤️🥰

Qur'an ❤Ruuxi talasarta alle korkii Rabbi S.W.T. waakii ku filan❤!Rabi inaa talasaratid oo ku kasonatid wa adigo sabar l...
18/11/2022

Qur'an ❤

Ruuxi talasarta alle korkii Rabbi S.W.T. waakii ku filan❤!

Rabi inaa talasaratid oo ku kasonatid wa adigo sabar layimid natijadaan allah kasugo
Allah talada uda adigane dadalka la imaw in.shallh ❤🥰

 . "Hooyo  waa midkamid a wadooyinkeyga janada "
25/11/2021

.

"Hooyo waa midkamid a wadooyinkeyga janada "

31/10/2021

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" qofkii raba inuu Alle risiqa ufuro,cimrigana u dheereeyo;qaraabada ha xiriiriyo"
____

《....وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَالل...
22/09/2021

《....وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ 》

Fasiraadda: " Waxaa la arkaa arrin aad nacaysaan inuu wanaag idiin yahay, waxaa la arkaa arrin aad jeceshihiin inuu shar idiin yahay, Ilaaheey Swt waa ogyhaay adinke se ma ogidiin ".

Waa mid ka mida qaacidooyinka qur'aanka aan kala dhex baxaynno markaan sifiican ugu fiirsanno.

19/09/2021

Nebigu ﷺ wuxuu yidhi yidhi:"qofkii dhaaranaya Alle haku dhaarto ama ha iska aamuso"
---
Ku xidhnaw: .

Gabadha uu hankeeda hooseeyo waxay raadisaa nin wax walba haysta oo nolosha guula badan ka gaaray. Balse gabadha hankeed...
16/09/2021

Gabadha uu hankeeda hooseeyo waxay raadisaa nin wax walba haysta oo nolosha guula badan ka gaaray.
Balse gabadha hankeeda uu sareeyo oona la oran karo caqli ahan way xogan thy ayada ayaa ninkeeda ka caawisa oo ku dhiiri galisa hormar walba oo uu doonayo inuu nolosha ka gaaro .

nolosha

Haka haajirin quranka xitaa haddaa hal bag aqriso maalinkii❤🌹🕊💯✅
15/09/2021

Haka haajirin quranka xitaa haddaa hal bag aqriso maalinkii❤🌹🕊💯✅

"Si kasta oo aad ugu adeegto dadka, iyo si kasta oo aad ugu hurto wax walba iyaga, ha ka filan inay ku dhahaan mahadsani...
15/09/2021

"Si kasta oo aad ugu adeegto dadka, iyo si kasta oo aad ugu hurto wax walba iyaga, ha ka filan inay ku dhahaan mahadsanid."

Hagaha nolosha

Sababaha dadku ay noloshu ugu adkaataa waa inay aamminaan in dadkuba ay iyaga ku mashquulsan yihiin; war saaxiib cid ku ...
15/09/2021

Sababaha dadku ay noloshu ugu adkaataa waa inay aamminaan in dadkuba ay iyaga ku mashquulsan yihiin; war saaxiib cid ku danaynaysaa majirto.

Address

Dabada Cadaada
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagaha nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category