27/04/2026
📢 FURSAD SHAQO:
VIDEO EDITOR & CAMERAMAN
Ma tahay Video Editor xirfad leh?
Waxa loo baahan yahay qof hal-abuur leh oo ka shaqeeya magaalada Hargeisa.
✅ Xirfadda: Adobe Premiere, After Effects, iyo Duubista.
✅ Shuruudaha: Portfolio, waqti dhawris, iyo fahamka luuqadda Carabiga.
📞 Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
WhatsApp: +252 63 4846862