AL-Nuur QURAN Online

AL-Nuur QURAN Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Nuur QURAN Online, Tutor/Teacher, hargiesa, Hargeisa.

AL-NUUR QURAN ONLINE waxa uu kuu soo bandhigayaa fursad dahabi ah oo aad si sahlan oo casri ah uga baran karto diinta Is...
10/07/2026

AL-NUUR QURAN ONLINE waxa uu kuu soo bandhigayaa fursad dahabi ah oo aad si sahlan oo casri ah uga baran karto diinta Islaamka, meel kasta oo aad joogto.
📚 Waxa aad ka baran kartaa:
* Quraanka Kariimka
* Higaada (Arabic Alphabetics)
* Adkaarta iyo ducooyinka maalinlaha ah
* Siirada Rasuulka (SCW)
👨‍👩‍👧‍👦 Waxaa wax ka baran kara ubadka yar yar iyo waalidiintaba!
💻 Dhammaan casharradu waa online, waxaadna heli kartaa class kuu gaar ah wakhti kasta (24/7).
🎁 Fursad gaar ah:
* Haddii qoyskaagu ka kooban yahay 3 carruur ama ka badan, hal arday ayaa si bilaash ah kugu baran doona dugsiga
* Waalidkuna si lacag la’aan ah ayay uga faa’iidaysan karaan barashada Quraanka Kariimka ah
✅ Intaas waxaa dheer:
Waxaan bixinaa Free Trial (tijaabo bilaash ah) si waalidku u hubiyo:
* Tayada waxbarashada
* Habka online-ka
* In ilmuhu si fudud ula qabsan karo
📞 La xidhiidh hadda: +252 63 3467847
AL-NUUR QURAN ONLINE
Barashada Quraanka si casri ah, fudud, oo la isku halayn karo.
Khibrad 6 sano ah.

28/06/2026

Address

Hargiesa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Nuur QURAN Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category