23/05/2026
Asc waxaan hayaa beer kutaala burco tuulada yar ee udhaw ee layidhaa hadhwayn
Waa dhulbeereed biyo leh riigag badan ayaa kuyaal
Cabirkeedu waa 60 higtar qiimaheedu waa maacquul guri hargeisa ahna waa lagu bedeli karaa ama baloodh hargeisa ah oo ladego
Waxaa kaloon hayaa dhulkuyaala berbera siroga berbera
Wadada uleexata
Macjarka ilma indha deero wadada ayuu haystaa
Waa dhulwayn oo wajahad ah
Dhul ama guri hargeisa ah waa lagu bedelayaa
Wixii faahfaahin dheeraad ah
0634374486
21/05/2026
Wiilkan dhallinyarada ah, magaciisa waxaa layidhaa Cabdifataax Naasir Maxamed, qoyskooda waxaa ugu war iyo wacaal dambaysay markii ay lacagtii u direen magafihii Liibiya ku haystay 3-dii bishii March, 2026.
Ehelkiisa oo Seeko Media lasoo xidhiidhay waxay umadda muslimiinta ah ka codsanayaan inay u soo duceeyaan in ilaahay soo dhaweeyo, haddii aad wax war ah ka hayso fadlan lasoo xidhiidh telefannadan: +252-634701297, +252-634189579.
19/05/2026
asc waxaan idiin haynaa hangarkan iibka ah
oo kuyaala new hargeisa gaar ahaan erea kaah
cabirka 18x24
qiimaha 90k ayaa laga bilaabay
wixii faahfaahina lasoo xidhiidh 0634374486
19/05/2026
wixii faahfaahina 0634374486
sidookle waxaa diyaar ah guryihii
noocyadooda kala duwan