Daaru Tajwiid Quran Online

Daaru Tajwiid Quran Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaru Tajwiid Quran Online, College & University, Hargeisa.

20/12/2022

OGAYSIIS OGAYSIIS
khadar yuusuf xasan waa macalin
Tajwiidka dhiga
kuna takhasusay Tajwiidka haddaba
wuxuu ku ogaysiinayaa inuu online ku dhigo quraanka

maxaa lagu barayaa? waxa lagu barayaa

1.in qur'aanka si Tajwiidaysan laguu baro

2. in makhaarijul xuruuf laguu dhigo adoon wadan kutubta Tajwiidka waxaa lagaa haqab tirayaa toosinta carrabka
3. waxa lagu baridoonaa 28ka xaraf ee higaada taa micnaheedu maaha mataqaanid xuruufta lkn Tajwiid ahaan ayaa laguu barayaa adoo gurigaa jooga adoon
dugsi aadin kubaro gurigaa
4 . waxa intaa raaca higaada ,adkaarta.
5 . waxan kubari doonaa aqoon aanu aqoon
ka jaamacada dhigta ama dhiga
6. kala soo xiriir what's upp 0633385843 خيركم من تعلم القرآن وعل

01/12/2021
01/12/2021
02/09/2021
02/09/2021
07/01/2021
06/01/2021

sh barbaraawi xafida hullah

06/01/2021

asc OGAYSIIS OGAYSIIS
khadar yuusuf xasan waa macalin
Ilaahay hibo usiiyay Tajwiidka
kuna takhasusay Tajwiidka haddaba
wuxuu ku ogaysiinayaa inuu online ku dhigo quraanka

maxaa lagu barayaa? waxa lagu barayaa

1.in qur'aanka si Tajwiidaysan laguu baro

2. in makhaarijul xuruuf laguu dhigo adoon wadan kutubta Tajwiidka waxaa lagaa haqab tirayaa toosinta carrabka
3. waxa lagu baridoonaa 28ka xaraf ee higaada taa micnaheedu maaha mataqaanid xuruufta lkn Tajwiid ahaan ayaa laguu barayaa adoo gurigaa jooga adoon
dugsi aadin kubaro gurigaa
4 . waxa intaa raaca higaada ,adkaarta.
5 . waxan kubari doonaa aqoon aanu aqoon
ka jaamacada dhigta ama dhiga

5. kala soo xiriir what's upp 0633385843

6. ama soo garaac khadka telesom 0634086910خيركم من تعلم القرآن وعلمه

(aduunyada tacliin iyo cilmaa lagu tanaadaa )
berri kamaalin ayaad ubaahan
وبالله التوفيق

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa