Qur-aankii iyo higaadda
Carabi hufan iyo adkaarba
Haddaad rabtay barashadooda
Haleelna se aad u wayday
Anaa ku hagiye dhagayso
Adoo wata hawlahaaga
Adoo shaqadaada haysta
Adoo hoygaaga jooga
Adoon basba aan hawaysan
Adoon lug kusii haraadin
Axlmuxsinbaa habab online ah
Kuu haqab tiraysee ha dhaafin.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh numbarkan 0636960783.
Madarasatu Al-muxsin online مدرسة المحسن
12
18/09/2024
29/12/2023
Madarasadda al-muxsin online sanadkan cusub waxay qaadanaysaa arday cusub. Wixio faahfaahin ah kala soo xidhiidha numberka shaashadda idiinka muuqda.
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Libaaxyada
Hargeisa
ZIP
Hargeisa
ZIP