Axmed m/haaruun school1

Axmed m/haaruun school1

Share

Bar kulanka ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa Dugsiga H/dhexe EE AXMED MACALIN HAARUUN Fear of allah where ever you are

Photos from Axmed m/haaruun school1's post 13/04/2026

TARTAN KASOCDA DUGSIGA CROUP BADA FASALADA 8AAD.

08/04/2026
19/08/2025

“Ilaashada Amnigiina Waa Kaas caalamkii Idin hadal hayee”
Sheekh Cabdirashiid

17/08/2025

Hargeisa 17- 08 - 2025

H A M B A L Y O H A M B A L Y O

Maamulka & macalimiinta Dugsiga H/ dhexe ee ahmed macalin haaruun Waxay ay hambalyo mug & miisaanle u dirayaan dhamaan ardayda fasallada 8aad ee maanta loo loogu dhawaaqay Natiijada imtixaanka shahaadiga ah.

Waxaa farxad weyn inoo ah dhamaanteen in ardaydaasi imtixaanka darajo aad u saraysa kaga gudbeen dhamaantood oo taariikhi ah.

18/07/2025

Dugsiga AXMEDM.HARUNPRIMARYSCHOOL wuxuu ogaysiinayaa dhamaan waalidiinta ku Nool magaalada Hargeisa inay socoto diwaan galintii ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.

03/06/2025

Hambalyo waxa maanta soo gabagabooway imtixaankii sanad dugsiyeedka 2024-2025 hambalyo dhammaan ardayda dugsiga

10/05/2025

Ubaxii dalka

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa