principle / teaching
College ku wuxu raba positionka principle hadii aad leedahay xirfada teaching ka iyo management waad codsan kartaa
DUULE MEDIA
DUULE MEDIA WAXAAD KA HELI KARTAA WARAR XAQIIQO KU SALAYSAN.
14/06/2020
Waa qodobadii ka soo baxay shirka ka socda dalka jabuuti ee u dhaxeeya vs
13/06/2020
madaxweynahasha somaliland iyo somaliya oo ku kulmaaya dalka jabouti.
Halkan ka daawo warkoo dhameystiran...
DEG DEG SIMALILAND IYO SOMALIYA MADAXWEYNE MUSE BIIXI IYO M FARMAJO OO KU KULMAYA WADANKA JABOUTI DEG DEG SIMALILAND IYO SOMALIYA MADAXWEYNE MUSE BIIXI IYO M FARMAJO OO KU KULMAYA WADANKA JABOUTI. HALKAN WAXAAD KA HELI KARTAA WARAR XAQIIQDADA KU SALAYSAN....
28/05/2020
www.somalilandcovid19.com
Khamiis. 28-05-2020. Warbixinta Maanta.
-----------------------------------------------------------------
Agaasimaha Wasaradda Horumarinta Cafimaadka JSL . Mud: Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.
) Magaalooyinka Xaaladaha Cusub.
-----------------------------------------------------------
* Hargaysa (19 qof) Borama (5) Barbara (5) Burco (3)
) Da’da Bukaanadan Cusub
------------------------------------------
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 9 qof)
(30jir ilaa 39jir = 11 qof)
(40jir ilaa 49jir = 4 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 2 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)
) Nooca Jinsiga Xaalladaha Cusub.
-------------------------------------------------------
* Rag: (21 qof)
* Dumar (11 qof)
) Jinsiyada Dhalasho Wadan.
--------------------------------------------
* (32 qof) Muwaadin ah.
) Faahfaahin Wadarta Guud Ee Xaaladaha.
------------------------------------------------------------------
Wadarta Guud Ee Xanuunka Laga Helay: 257
Wadarta Guud Ee Xiligan Xunuunku Hayo: 211
Wadarta Guud Ee Xanunka Ka Bogsatay: 28
Wadarta Guud Ee Xanuunka U Dhimatay: 18
:
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL.
https://www.facebook.com/Wasaaradda-Horumarinta-Caafimaadka-JSL-103133851197165/
https://somalilandcovid19.com/
https://twitter.com/SomalilandMoco
27/05/2020
DEG DEG DAWLADAHA CANADA IYO NORWAY OO QADANAYA QAXOOTI (halaga fa iidaysto dadka ku xaniban wadama) DEG DEG DAWLADAHA CANADA IYO NORWAY OO QADANAYA QAXOOTI (halaga fa iidaysto dadka ku xaniban wadama). Si aad ula socoto barnamijyo ku xiiso galiya fadlan lik...
faan badane
19/05/2020
HAPPY 18 MAY SOMALILAND NATIONALIST ❤👁💚
30/03/2020
oo ka yimid dalka jabuti oo lagu karantilay xududa lowyo cado oo laga helay xanunka waxa hada saxafada u shegay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Cabdiraxmaan Saylici, in saddex qof oo lagu arkay calaamadihii cudurka Coronaha lagu hayo magaalada Saylac. Iyaga oo donayan in dalka so galan dhanka dhulka gar ahan magalo xududedka
30/03/2020
ayaa walaac ka muujisay cudurka Carona Virus ee caalamka ku sii faafaya, ka dib markii shalay Hay'adda caafimaadka adduunka WHO ay sheegtay in uu cudurkani ku dambayn doono qaaradda Afrika gaar ahaan dalka Soomaaliya.
Wasiirada arrimaha gudaha, warfaafinta iyo diinta iyo awqaafta Somaliland, oo maanta Hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay in ay qaataan amarada guddida ka hortagga Carona Virus.
Sidoo kale, wasiiradani waxa ay qaran dumis ku tilmaameen Huteelo dhawaan diiday in la dejiyo dadka la karantiilayo ee ka soo degaya garoonka diyaaradaha Hargeysa.
29/03/2020
IS-OGOL: Waa sawir muujinaya in ogolaanshaha madaxda Somaliland. Waa waxay ku baraartay dowladnimada Somaliland. Ogoow oo xukuumada iyo mucaaradku waxyaabo badan ayay isku diidan yihiin. Hadana bal eeg borotokoolka ka muuqda sawirka. Wa ay raali ka yihiin kan hada kursiga ku fadhiya.markay ugu daran tahay ee lakala fogaadana narjac ay u noqdaan ayaa kala reeba. Waa tusaale muuqda oo astaan u ah dowlad uusan caalamku aqoonsanayn balse iyadu isku aqoonsatay laxjeclo iyo lahaansho ka dhaxeeya.
29/03/2020
https://www.youtube.com/channel/UC1lvt81jpKDQFjOtaCmbHaw
Duule Media Duule media and technology waxad ka helaysaa immagration process cusub ...