28/08/2025
๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฉถ.
Jimcaha intan xasuusnow:
1: Salliga nabiga oo la badiyo.
2: Ducada oo la badsado.
3: Maalinka jimcaha oo goor h**e masjidka la galo.
4: Sadaqada oo maalinka Jimcaha masaakiinta laga war hayo.
5: Suuradda Al-kahfi oo la akhriyo.
6: Farxad in loo muujiyo muslimka kale ee walaalkaa ah.
7: Wanaag oo dhan ha yaraysane samee ๐.