Markaz Al-Iqra

Markaz Al-Iqra

Share

Pagekani wa pageka markaz Al-iqra. Fadlan h**e u so gadh

Wuxuna dugsigu bixiya duruus ay kamid yihin Quranka ( galin h**e & galin dambe, iyo arday boarding ah oo logu tala gala inay sanad ku dhameyan quranka), iyo durusti kale ee la xidhiidhaysay quranka.

23/07/2025

اهلا وسهلا ومرحبا بكم
Waxan soo dhawaynaynaa bulsho waynta jecel barshada kitaabka Rabigeena s.w.t
Tel: 063 4449449 / 4211926

20/07/2025

Markaz al iqra ee barashada quraanka iyo barbaarinta caruurta
Waxa uu qadaanayaa arday cusub oo uu xadidan yahy wakhtiga loogu dhamayno barashada higaada

29/07/2024

Ku soo dhawaada markiz AL IQRA

Photos from Markaz Al-Iqra's post 01/11/2023

ogaysiis muhiim ah galabta waxaa barxada Markaz Al-Iqra muxaadaro qiimada oo kusaabsan tawjiihaad ku sabsan quraana kariimka ah iyo akhaaqiyaadka looga baahanyhy qofka xaamilu, alquraanka ah inoogu geli doona sheekh yaasiin ibraahiim.

31/10/2023

Beri iyo Sheekha Insha Allah

12/08/2023

Waxa la ogaysinaya walidinta ubadkoda yar-yar waxbarashada la jecel in markazku qadanayo qaybta barbarinta ubadka taso ay u dhigi donan macalimin u tababaran iyo shaqale kale oo diyar u ah nadafada ilmaha. walid h**e uso gaadh intanay ka buxsamin

09/08/2023

Dhaman waxa la ogaysinaya dadwaynaha ku dhaqan xaafada Jigjiga yar in sanad dugsiyedki cusba ino bilawday 2023 - 2024

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Hotel Sultan Xagisa Dambe
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00