12/02/2023
Bushaaro Bushaaro Bushaaro
FURSAD SHAQO
Waxa loogu bushaareynayaa dhamaan dhalinyarada ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in academyadu 3 macalin ka qaadan doonto ardeyda qaadata course kan ballanteenu waa (Qaado coursekan oo ka mid noqo 3da macalin ee ay academyadu qaadan doonto )
Info:-
COURSE=TEACHER TRAINING
DATE; 16-17/2/2023
DAYS: KHAMIIS IYO JIMCE
TEACHER=MAWLIID DAACAD
FEE=$5
REGISTER NOW
29/01/2023
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxa dhamaan ardeyda ku dhaqan caasimada hargeisa la ogeysiinayaa in aanu bixineyno tababar cusub oo ah
Psychology oo Socon doona laba maalmood ee ka faaideysi wanaagsan
INFORMATION πππππππ
22/01/2023
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha weynta ku dhaqan caasimada hargeisa in aanu bixineyno tababar ku saabsan hogaaminta
COURSE:LEADERSHIP SKILL
DATE:26-27/1/2023
TEACHER:MAWLIID DAACAD
GELINKA: KA DANBE
LOCATION:HIRAAL YOUTH CENTER
Is diwaangelintu waxay ka socotaa isla xaruunta hiraal youth center kasoo horjeedka salaama boys
REGISTER NOW
15/01/2023
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan bulsho weynta ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in aanu bilaabeyno tababar ku saabsan qaabka loo qorsheeyo loona bilaabo ganacsi cusub
COURSE:BUSINESS START-UP PLAN
DATE:19-20/1/2023
TIME:GELIN DANBE
LOCATION:SH.BASHIIR
ardeyda la qaadanayaa wey xadidanyihiin wakhtiguna wuu kooban yahay ka faaideysi wacan
11/01/2023
Welcome with open hands with new year
08/10/2022
OGEYSIIS
waxa la ogeysiinayaa dhamaan dhalinyarada ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in anfac academy and home teaching ay idiin bilaabeyso course kii labaad ee barnaamijka BULSHO-KAAB
COURSE =Human development
DATE =13-14/10/2022
TIME =4:00pm-6:00pm galabnimo
TELL=0633065309 /// 0633051219
30/09/2022
Bushaaro bushaaro bushaaro
waxa loogu bushaareynayaa dhamaan dhalinyarada ku dhaqan caasimada hargeisa iyo nawaaxigeeda in anfac academy and home teaching ay bixinayso courses badan oo uu ka mid yahay coursekani
1.communicational skill
Waxa uu bilaabmayaa 6bisha 10aad wuxuu dhamaanayaa 7da bisha 10aad
Goobta aanu ku bixinaynaa waa dugsiga hoose dhexe ee
SH.BASHIIR
Goortuu waa galabnimo 4-6da
IS DIWAAN GELI OO DANAHAAGA MAAREE.