19/10/2022
Abaal Polytechnic College
New Academic Year 2022
Registration Open
We rejuvenate the teenagers and also teach touchable skills like agriculture, IT, and other skills.
19/10/2022
Abaal Polytechnic College
New Academic Year 2022
Registration Open
Abaal College Ready for New Academic
Open Soom
27/06/2022
OGAYSIIS ARDAYDA RABTA LUQADA ENGLISH OO KU SAHLI DONTA DHAMAN WAXBARASHDA IYO SHAQADABAA
COURSE TITLE: ENGLISH REINFORCEMENT PROGRAMM
DATE: 2 JULY 2022
Abaal Polytechnic College waxa uu qaadanayaa arday cusub oo baran doonaa Cilmiga Horticulture Science, oo ah barashada cilmiga beeraha gaar ahaan geedaha la cuno sida kuwa khudaarta, kuwa quruxda loo beerto (Gardening) iyo kuwa la isku daweeyo (Medicinal trees)
Hadaba si aad u hesho macluumaad buuxa, daawo muqaalkan hoose, ka dibna iska diwaan-gali ama ka soo diwaan-galin arday aad la rabto waxbarasho tayo leh oo dhinaca beeraha ah.