Shamsu diin al mansuur

Shamsu diin al mansuur

Share

Halkan waxad kahelaysaa xogo faahfaahsan oo aduunka agaalkiisa ah

Photos from Shamsu diin al mansuur's post 23/06/2022

Wuxu halkan uga mahad celinayaa markazu ixsaan ee barashada cilmiga sharciga we burco..
Marti sharaftii kala duwanayd ee kasoo qayb gashay munaasibadii lagu soo xidhayay dawradii uu soo agaasimay markazku ....waxa uu markazku u mahadnaqayaa cid kasta oo kasoo qayb gashay xaflada...gaar ahaan culimada gobolka togdheer iyo mu,assasada dacwada ee mu,assasatu karam ...

26/06/2021

تعلن إدارة مركز الإمام الشافعي للدعوة والتعليم بمناسبة هذه السنة الدراسية الجديدة 2021-2022م عن فتح باب التسجيل ابتداء مـــن يـــــوم السبت بتــــــــاريـــــخ26/06/2021م

مميزات المركز: ١: منهج متميز ٢: أساتدة أكفاء
٣: مكان مناسب ٤: شهادة معترفة

#المستويات
مستوى الإبتدائي
مستوى الإعدادي
مستوى الثانوي

#فترات المركز
صباحا: بنين و بنات
مساء: بنين وبنات
ليلا: بنين ققط
OGAYSIIS
Maamulka Imaamu Shaafici wuxuu ogaysiinayaa bulshada, in isqoristii sanad dugsiyeedka cusub ay bilaabmayso, maalinta sabtida (26/06/2021) hadii Alle idmo, waalid iyo arday ka faa'idayso waqtigaa iyo fursadaa lagu siiyay.

MARKASKA:-
1: QAYB HOOSE
2: QAYB DHEXE
3: QAYB SARE

MARKASKA:-
1: Xarunta Dhexe Xaafadda Qasabka
2: Xarunta Palaza
3: Xarunta Aktoobar
4: Xarunta Suuqa
5: Xarunta Tawali

LA DHIGTO MARKASKA:-
1: Gelin h**e: wiilal iyo gabdho.
2: Gelin danbe: wiilal iyo gabdho.
3: Habeen: wiilal

SHAAFICI UGU KAALAY:-
1: Manhaj tayaysan.
2: Macalimiin Xul ah.
3: goobo wax-barashada ku haboon.
4: Shahaado la Aqoonsanyahay gudaha dalka iyo dibadiisaba.

GAARA: ISQIRISTU WAXAY KA BILAAB MAYSAA QAYABAHA MARKASKA OO DHAN .

Wixii faahfaahin ah la xidiidh lamabaradan hoose :-

063-4437001 /065- 9437001
063-4374838 /065- 9302116
063-4373725 /065- 4373725
063-4896915 /065- 9320623

Photos from Markaska Imaamu Shaafici - Burco's post 24/06/2021

Runtii waa goob annaan gudi karayn dadaalkay nasoo galisay waxan urajaynayaa mudiirkayga iyo maclimiintaydaba cimri dheer iyo camal saalixa alle haydin sharfo

Waa maalin taariikhdayda gashay

25/05/2021
06/03/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Hargeisa