01/10/2021
Ogaysiis dhamaan ardayda degen xaafada isha boorame waxaa la ogeysiinayaa in nouru salama institute uu qaadanayo fasalo cusub oo kala ah
●english maqal iyo muuqaal ah
●carabi maqal iyo muuqaal ah
● xisaab dugsi hoose dhexe
● Barashada somaliga
●Farqurxin