17/02/2026
Hambalyo Munaasabadda Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan
Madarasadda Al-Imtiyaaz ee Barashada iyo Xifdinta Qur’aanka waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan waalidiinta, ardayda, iyo guud ahaan ummadda Muslimka ah munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
29/10/2025