Dugsiga Nuur Al-Qur,aan Online

Dugsiga Nuur Al-Qur,aan  Online

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Nuur Al-Qur,aan Online, College & University, Hargeisa, Hargeisa.

07/04/2026
Photos from Dugsiga Nuur Al-Qur,aan  Online's post 15/02/2026

Assalamu Alaikum! Ma jeclaan lahayd inaad barato Qur’aanka iyo cilmiga shareecada si online ah? Hadaba
Ku biir Daarul Hijra Qur’an Online! Waxaad ka baran kartaa: Qur’aanka, Higgaada, Axadiista, iyo Ducooyinka.
Nagala soo xidhiidh WhatsApp: +252634025427
Daarul Hijra – Barashada Qur’aanka iyo Shareecada si fudud oo online ah!"

06/01/2026

Qur’aanka ma rabtaa inaad si sax ah u barato ama u horumariso akhrintiisa adigoon ka bixin guriga?
📖Daarul Hijra Online Quraan
✨ Casharro gaar ah dumarka
✨ Waxa dhiga (Rag IYO Dumar)
✨ Online & waqti kuu fudud
✨ Bilow Hadda ilaa heer sare
📞 Nala soo xidhiidh maanta:
‪+252 63 4025427. 25263-4760806

08/04/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS📣📢
Kubaro quraanka iyo culumtiisa iyo sharecada qaab Online ah 🌏
Markisu daarul hijra Qur'aan online 📱💻
📚madooyinka lagu qaato📚
↗️Barashada Qur'aanka
↗️Barashada higaad
↗️subaca quranka
↗️sixitanka dhanka tajwidka
↗️Barashada sirada nabiga NNKH
↗️Ducooyinka
↗️Barashada fiqi-ga
↗️Barashada xadiiska
↗️Tarbiyada ubadka
Iyo madooyinkaleba
`➖Dugsigu waxa uu wax ku barayaa waqtiga aad fursad haysid
⚛️fursadu waxay ufurantahay
caruurta iyo dadka waawayn
Taabo halkan👇
http://Wa.me//+252634025427

10/03/2025

Daarul Hira qur,aan online , Waxa ay idin diyaarisay,
1. Barashada Qur'aanka kariimka si online ah adigoo ku sugan Gurigaaga, Goobtaada shaqo iyo Meelkaste oo aad jeclaysato.
2. Barashada Culuum-ta Diiniga ah
Hadaba, si aad isu diiwaangelisid nagala soo xidhiidh whatsppkayaga hoos kaaga muuqda
https://wa.me/+252634025427

04/01/2025

❤️ السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة ❤️
Walaal Kusoo Dhawooow Madrasadda duurul Hijra Qur'aan Online Ku Baro Qur'aanka Kariimka & Culuumtiisa adigoo Jooga Gurigaaga iyo Goobtada Shaqo .

⏰ Wakhtiga Waxbarashadu waa 24 saacadood markasta Aad jaanis Haysid 🕰️

☆📚Maadooyinka Lagu Baranayo📚☆
●Xifdinta Qura'anka karimka
●Barashada Higaada
●Barashada Tafsiirka
●Farqurxinta
● Barashada Tajwidka
● Barashada Ducooyin Ka
● Barashada Fiqiga
= barashada axaadiista
= barashada siirada

🖥️📱
Hadaba, si aad isu diiwaangelisid nagala soo xidhiidh whatsppkayaga hoos kaaga muuqda

http://wa.me/+252634025427

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Hargeisa
Hargeisa