16/08/2025
Shiinuhu wuxuu dalbanayaa in aan la faragelin arrimaha gudaha dalkiisa, balse wuxuu isku dayayaa inuu farageliyo xaqa Somaliland – tani waa laba-wajiilayn aan marnaba la aqbali karin. Somaliland ma aha “arrin gudaha Soomaaliya ah”, ee waa dal xaqiisa u taagan.
07/07/2025
Ciidanka Booliska ee dalka Kenya oo Fardo saaran ayaa saaka Gaaf wareegaya jidadka waa weyn ee Caasimadda Nayroobi.
Cabsi amni oo jirta awgeed waxaa xidhan goobaha ganacsi iyada oo laga baqayo in ay ka bilaabmaan Mudahaardo waa weyn.
23/02/2025
Maxaad dhahdeen Liverpool caawa
28/01/2025
Madaxwaynahii yaa ka warhaya????