31/03/2026
Hargeisa Home Tution
Hoyga macalin-Guriga
(Macalin Guri) 📚!.
Waalidow, ma ogtahay in ilmuhu uu guriga si fiican wax ugu baran karo marka loo eego iskuulka?
Marka ilmaha guriga wax lagu baro:
• Wuxuu helaa daryeel iyo fiiro gaar ah oo ku habboon fahamkiisa
• Wuxuu ku baranayaa jawiga uu ku kalsoon yahay oo raaxo leh
• Macalinku wuxuu si gaar ah ula socon karaa meelaha uu ku liito iyo meelaha uu ku fiican yahay
• Waxbarashadu waxay noqonaysaa mid degdeg ah oo waxtar leh.
Waxaanu sifiican loo bari karaa technologyda oo aan iskuuladaba lagu dhigin
WhatsApp nagal si xidhiidh +252 63 8078642 hadaad u bahan tahay macalin guri
28/03/2026
27/03/2026