03/01/2024
✅Isdiwaangali
Course
Hadda oo Baro xirfad noloshada ku Anfacda
📌Ma ogtahay in siwalba oo u so baxo software xisaabeed(Quickbook, Odoo , ERP,) haddana aan laga maarmin in lagu shaqeeyo Ms.Excel Accounting
balse ma ogtahy In aan inta badan jamacadaha lagu qaadan course kan lkn Muhiim u yahy goobaha shaqadda.
📌mise la socota in ay tahay xifadaha laga rabo qofka xisaabaadka ku shaqeynaya in uu aqoon fiican u leeyahay.
📌Ma dooneysa inaad muddo kooban ku barato xirfadan lagu xisaabiyo ganacsiyada.
Hadaba HAGE_ACEDAMY waxay si cajiiba idinku diyaarisey coursekan Excel Accounting.
Excel Accounting Beginning to advance
📌🎯Qaybaha uu ka kooban yahay course kani waa:-
Functions and formula in excel: 30+ Formula in Excel
in excel
Cycle -- Journal to Financial Reporting
analysis
Horumari Naftaada oo baro Xirfadan Cajiibka ah.
Hadaba Waxa jira Fasalo Cusub oo bishan laqaadanayo
Isqoristuna way socotaa.
Hadii aad Rabto in lagu diwan galiyo ama Macluumad intan ka Fahfahsan nagala so xidhiidh
➡️Whatsapp: +252638209486