01/08/2026
๐๐๐๐๐
โุงูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
โMaamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha, iyo Ardayda Jaamacadda Al-Huda waxay tacsi u dirayaan ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ง ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ข๐ฅ, ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐-๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ-๐๐ฎ๐๐, geerida ku timid ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ซ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ฎ๐ญ๐๐๐ฅ๐, oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
โWaxaan Alle SWT uga baryeynaa Marxuumadda inuu u naxariisto, dembigeedana dhaafo, Janatul Firdowsana ka waraabiyo. Sidoo kale qoyskeeda iyo dhamaan ehelka samir iyo iimaan alle ka siiyo.
ุขู
ููุ ุขู
ูู