31/07/2025
π’ AQOON-SAME HOME TUITION β ADMISSION OPEN!
Ma doonaysaa in ilmahaagu wax ku barto si sugan, tayo leh, oo gurigaaga dhexdiisa ah?
Ma u baahan tahay macallimiin khibrad leh oo ilmahaaga ka caawiya diinta iyo maadiga labadaba?
β
Waxaanu idiin haynaa barnaamij waxbarasho oo gaar ah:
βοΈ Gurigaaga ayaa laguugu imanayaa
βοΈ Macallimiin khibrad iyo akhlaaq leh
βοΈ Diin & Maadi labadaba waanu dhigaa
βοΈ Waqtiyada waxaad la jaanqaadaysaa baahida ilmahaaga
βοΈ Amaan, akhlaaq, iyo tayo barasho
π Goobta: Total, Isgoyska Shimbirta (Xafiiska AQOON-SAME)
π Lambarada: 0634846064 / 0634658101
π’ Admission-ka wuu furanyahay hadda! Ha seegin fursaddan si ilmahaagu u helo waxbarasho adiga kugu dhow, oo tayo leh.
β‘οΈ La soo xidhiidh maanta, booska ha ka harin!