Barashada cake iyo macmacanka ku so biir class cusub hada isdiwaan gali 063-6884713 goobtu waa suuqa hose xera hadhuudha fooqa al nuur
Same Skills
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Same Skills, Education, suuqa hoose fooqa al nuur, Hargeisa.
waxan bixin barashada xirfadaha sida
barashada xirfad cake ๐
barashada xirfad makeup ๐
barashada xirfad henna design
Goobta hargeisa suuqa hose xera hadhuudha fooqa al nuur 3aad
Barashada cake iyo macmacanka ku so biir class cusub
06/11/2025
๐ Baro Samaynta Keeg & Macmacaan Heer Sare! ๐ฐ
Ma jeceshahay samaynta keeg iyo macmacaan qurux badan oo dhadhan fiican leh?
Ha seegin fursadan! Ku soo biir koorsada barashada keegga iyo macmacaanka ee Hargeysa lagu bixinayo.
Waxa lagu barayaa:
โจ Keegga arooska
๐ Keegga xafladaha gaarka ah
๐ 3 nooc oo roodhiyo ah
๐ฆ Ice cream
๐ง Cheese biscuits
๐ฅ Milk cake
๐ Pizza
๐ฌ Macmacaanka keega arooska la raaciyo
๐ซ Waxaad baran doontaa farsamooyin casri ah iyo sida loo sameeyo keeg xirfad leh oo ganacsi ahaan kuu faaโiido noqon kara.
๐ Goobta: Hargeisa
๐ Lambarka: 063-6884713
Ma ku jirta ardaydii maanta ka faidaystay?
Wali fursad baad haysta 063-6884713
Goobtu waa suuqa hose xera hadhuudha fooqa al nuur 3aad
Goobta hargeisa suuqa hose 063-6884713
063-6884713
Ka faaidayso fursadan hablo waxan idiin wadna fursad qaliya
๐ฏ
1. Nasiibkaga tijaabi o ku guulaso xirfad kala
Makeup artist ๐
Henna design
Cake and sweets ๐ ๐ฐ ๐ฅฎ
2. Hadii aad laba xirfadood isdiwaangali so waxad helaysa xirfad free ah
Hadabo hablo ka faaidaysta ๐๐๐๐ฃ
hada is diwaangali๐ ya yaan laga h**e buuxin๐๐ 063-6884713
Location suuqa hose xera hadhuudha fooqa al nuur dabqa 3aad
So dhawaada hablo ma jeceshay inad barto xirfad cake iyo macmacanka si heersare ah๐ฅฐ๐ฏ๐๐ฐ
Hadaba waxanu ku ogaysinayna inaay socto isdiwaan galintii ardayda cusub nagu so biir hada isdiwaan gali
๐Goobtu waa suuqa hose hargaysa xera hadhuudha fooqa al nuur dabaqa 3aad
La xidhidh โ๏ธ๐โ๏ธ0636884713
So dhawaada hablo waxanu dib u bilownay qadashada arday cusub barashada xirfadaha cake iyo macmacanka isdiwaan gali tii way socotaa isdiwaan gali o noqo xirfadleh mudo kooban iyo qiime macquul ah๐
goobtu suuqa hose xera hadhuudha fooqa al nuur ๐ฏ
063-6884713
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
252
21/10/2025